Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Social News
  • Somali News
  • Privacy Policy

Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?

Share

 

Hey’adda Sirdoonka Qaranka ee Mareykanka ayaa Talaadadi sheegtay, in ay u badantahay in Ruushka uu ka danbeeyay, weeraro dhanka internetka ah oo lagu jabsaday kambiyuutarrada wasaarado ka tirsan Dowladda Federaalka Mareykanka.

Weeraradaasi ayaa laga warhelay bishi lasoo dhaafay. Meelaha lala beegsaday ayaa waxaa ka mid ah Wasaaeadaha Ganacsiga, Maaliyadda iyo Tamarta iyo sidoo kale shirkado gaar loo leeyahay.

Warkaan kasoo baxay Sirdoonka Mareykanka lagu sheegay in wali ay wadaan baaritaanno lagu xaqiijinayo suurtagalnimanada hey’ado kale oo ay burcaddani weerareen.

Bayaanka ayaa lagu sheegay in hadafka weerarka uu u muuqdo mid lagu raadinayay xogo dhanka mukhaabaraadka ah, balse aysan muuqan mid kharbudaad ah lagu rabay.

Madaxweyne Trump ayaa weersrkaasi horay ugu eedeeyay dowladda Shiinaha.

  • Xisbiga Wadani Aya Danyarta Gobolada Somaliland Uqaybiyey Raashin Caawimo AhXisbiga Wadani Aya Danyarta Gobolada Somaliland Uqaybiyey Raashin Caawimo Ah
  • Farxiya Mahdi Buuba Oo Ka Hadashay Rabshadaha Ka Socda Degmada SalaxleyFarxiya Mahdi Buuba Oo Ka Hadashay Rabshadaha Ka Socda Degmada Salaxley
  • somaliaHooyo Ku Guulaysatay Hindisaheeda Oo Guri Ka Samaysay Caagadaha Iyo Xashiishka Hargeisa
  • Waxgaradka Beesha Garxajis Oo Ka Hadlay Dulmiga Maamulka Muuse BiixiWaxgaradka Beesha Garxajis Oo Ka Hadlay Dulmiga Maamulka Muuse Biixi
  • schoolHargeisa Oo Laxidhay School iyo Maamulihisi Oo Xabsiga Ladhigay
  • Reporter To Donald Trump: Do You Regret All The Lying To AmericansReporter To Donald Trump: Do You Regret All The Lying To Americans
  • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada BoosaasoDibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
  • nuur cadeRaysal Wasaahiri Hore Ee Somalia Nuur Cade Oo Ku Geeriyooday London Uk
  • Deg Deg: Khilaaf Xoogan Oo Soo Kal Dhex Galay Madaxweyne Farmaajo Iyo Fahad YaasinDeg Deg: Khilaaf Xoogan Oo Soo Kal Dhex Galay Madaxweyne Farmaajo Iyo Fahad Yaasin
  • Faysal Cali Waraabe Oo Hambalyo Udiray Beesha Mudulood Hiraab Ee HawiyeFaysal Cali Waraabe Oo Hambalyo Udiray Beesha Mudulood Hiraab Ee Hawiye
  • Xildhibaan Wali Ahmed - Dhalinyaradii Salaxley Si Bila Shuruda Ayaa Lagusi DayeyXildhibaan Wali Ahmed - Dhalinyaradii Salaxley Si Bila Shuruda Ayaa Lagusi Dayey
  • Gudoomiyaha Salaxley Oo Cadeeyey In Anu Libaan Samatalis Soo Gaadhsin Dhaqalahi Uu Dadka Ka UruriyeyGudoomiyaha Salaxley Oo Cadeeyey In Anu Libaan Samatalis Soo Gaadhsin Dhaqalahi Uu Dadka Ka Ururiyey
  • somaliaWiil Soomaaliyeed Oo Cisbitaalka Martiini Kuwareejiyey Mishiinka Oxygen Ee Bukaanka
  • Kulanka Xisbiga Ucid Iyo Haweenka Daladaha Ay Tababartay SIHA NetworkKulanka Xisbiga Ucid Iyo Haweenka Daladaha Ay Tababartay SIHA Network
  • dr gaboobeDr Cabdirisaaq Gaboobe Oo Talooyin Uso Jeediyey Bulshada Kana Hadlay Khilaafta Muuse Biixi Iyo Gaboo...
  • Wasaarada Gaadiidka Oo Daah Furtay Xafiiska Adeegyada Buugaagta Iyo Bileedhada LumaWasaarada Gaadiidka Oo Daah Furtay Xafiiska Adeegyada Buugaagta Iyo Bileedhada Luma
  • screenDiyaaradahii Aduunka Oo Lawayey Meel Lagu Parking Gareeyo
  • Puntland Oo Ku Xidhay Qof Kasta Oo Safraya In Uu Bixiyo 68 Dollar Oo Ah Baadhista Caabuqa KaroonaPuntland Oo Ku Xidhay Qof Kasta Oo Safraya In Uu Bixiyo 68 Dollar Oo Ah Baadhista Caabuqa Karoona
  • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Geeriyooday Magaalada JigjigaTaariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Geeriyooday Magaalada Jigjiga
  • Xasan Sheikh Maxamuud Oo Ka Hadlay Arinta Gobolada Sool iyo SanaagXasan Sheikh Maxamuud Oo Ka Hadlay Arinta Gobolada Sool iyo Sanaag
  • Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay In Maxamuud Xaashi Kaso Qayb Galayo Shirweynaha Xisbiga KulmiyeXisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay In Maxamuud Xaashi Kaso Qayb Galayo Shirweynaha Xisbiga Kulmiye
  • Waa Kuma Siyaasi Dr Cismaan Cumar DoolWaa Kuma Siyaasi Dr Cismaan Cumar Dool
  • Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Culimada Garxajis Iyo Habar Awal (Sacad Muuse)Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Culimada Garxajis Iyo Habar Awal (Sacad Muuse)
  • downloadKhaatumo State Oo Shegay Inay Kashaqaynayan Midnimada Somalia
  • flagSomaliland Oo Ka Hadashay Bilowga Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia
  • Wasiirkii Arrimaha Dibedda Dawlada Federalka Soomaaliya Oo Xilkii Laga QaadayWasiirkii Arrimaha Dibedda Dawlada Federalka Soomaaliya Oo Xilkii Laga Qaaday
  • sacad muuseWaxgaradka Beesha Sacad Muuse Oo Kalsonidii Kala Noqday Madaxweyne Muuse Biixi
  • Madaxwayne Farmaajo Oo Aqbalay Dedaalki Uu Waday Qoor-qoor Ee Xalinta Xiisada DoorashadaMadaxwayne Farmaajo Oo Aqbalay Dedaalki Uu Waday Qoor-qoor Ee Xalinta Xiisada Doorashada
  • Marka Xisbigad Ka Tirsan Tahey Siyassada Lagaga Adkado - Xilki Mucaridnimadana Aad Garan WaydoMarka Xisbigad Ka Tirsan Tahey Siyassada Lagaga Adkado - Xilki Mucaridnimadana Aad Garan Waydo
  • booreBoore: Ganacsadahii Ay Jabouti Eriday Oo Somaliland Ugu Deeqay Lacag Dhan 170,000$

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja »
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
    • Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Ka Tanasulay Fikirkisi SoomaaliWeyn
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
    • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
    • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
    • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
    • Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Hirgeliso Ha’ayd Qaran Oo Qabyaalada La Dagaalanta
    • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
    • Madaxweyne Saylici Oo Ka Soo Qayb Galay Xaflada Timacade University
    • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
    • Madaxwayne Farmaajo Su’aalihii La Waydiiyey Iyo Siday Wax U Dhaceen
    • Soo Dhawayntii Dhoobo Darood Ee London Iyo Kacdoonka Khaatumo Iyo Maakhir
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.