Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Social News
  • Somali News
  • Privacy Policy

Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen

Share

 

Hargeisa ( Herer) Cisbitaalka weyn ee caasimadda gobolka Tigray ee dalka Itoobiya waxaa gabaabsi ku ah dawada, xilli lagu dabiibayo dadkii ku soo dhaawacmay dagaalka Waqooyiga itoobiya ka socda, sida ay sheegtay hay`adda Laanqeyrta Cas.

Ra`iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa  Sabtidii sheegay in ciidamada federaalka ay la wareegeen magaalada Makelle ee Xarunta u ahayd  Maamulka Tigreega.

Wuxuu ku tilmaamay inuu yahay “wejigii ugu dambeeyay” ee dagaal socday muddo saddex toddobaad ah oo ay ciidamada federaalka la galeen kuwa gobolka Tigray.

Balse hoggaamiyaha TPLF ayaa wacad ku maray inay dagaallami doonaan, sida laga xigtay wakaaladda wararka Reuters.

Warar aad u kooban ayaa ka soo baxaysay Gobolka Tigreega  intii uu socday dagaalku, iyadoo la jaray isgaadhsiinta.

Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ayaa sheegay in ambalaasyada guddiga ee Itoobiya ay “dhaawac iyo meydad” u qaadeen Cisbitaalka Ayder.

Booqasho ay ku tageen isbitaalka, shaqaalaha ICRC ayaa ka war helay in “80% bukaannada ay qabaan dhaawacyo maskaxeed, iyagoo intaas ku daray in adeegyadii kale la hakiyay si shaqaalaha yar ee isbitaalka ku sugan ay wax ugu qabtaan dadka u baahan gargaarka degdegga ah.

  • bayleSomalia Oo Kahadashay Cafintii Daynta Ee Dawladii Siyaad Bare
  • Hay’ada Caafimaadka Iyo Dowlad Britain Oo Digniin Caafimaad Oo Adag Soo SaarteyHay’ada Caafimaadka Iyo Dowlad Britain Oo Digniin Caafimaad Oo Adag Soo Saartey
  • Isbarbardhiga Awoodaha Wadamada Ciidamada  Somalia, Ethiopia Iyo KenyaIsbarbardhiga Awoodaha Wadamada Ciidamada Somalia, Ethiopia Iyo Kenya
  • Taariikh Nololeedkii AHN Abwaan Cali Saleebaan BiddeTaariikh Nololeedkii AHN Abwaan Cali Saleebaan Bidde
  • Masuuliyinta Kulmiye Iyo Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Kahor Yimid Goanka Qabsoomida Doorashooyinka Go...Masuuliyinta Kulmiye Iyo Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Kahor Yimid Goanka Qabsoomida Doorashooyinka Go...
  • Beesha Garxajis Oo Ku Baaqday Xadhiga Faysal Cali Waraabe Iyo General Nuux TaaniBeesha Garxajis Oo Ku Baaqday Xadhiga Faysal Cali Waraabe Iyo General Nuux Taani
  • Tariikhda Murashax Engineer Mawliid Gaadh Haye Ee Barlamaanka Somalia Xisbiga Nabad Iyo Nolool 2021Tariikhda Murashax Engineer Mawliid Gaadh Haye Ee Barlamaanka Somalia Xisbiga Nabad Iyo Nolool 2021
  • Ma Aqbalayno In Afar Sano Laga Ganaaxo Ciyaaraha Gobolada Gobolka TogdheerMa Aqbalayno In Afar Sano Laga Ganaaxo Ciyaaraha Gobolada Gobolka Togdheer
  • Maxaa Kala Qabsaday Militaryga Dalalka Turkyga Iyo IsraelMaxaa Kala Qabsaday Militaryga Dalalka Turkyga Iyo Israel
  • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala SaxeexdeenDawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
  • Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shurudo Ku Xidhay Midnimada Somaliland Iyo SomaliaMadaxweyne Muuse Biixi Oo Shurudo Ku Xidhay Midnimada Somaliland Iyo Somalia
  • djabouti portDhagayso: Djabouti Oo Marsooyin Bilaash Ah Sinaysa Dalka Ethiopia
  • Israel And UAE Strike Historic Deal To Normalise RelationsIsrael And UAE Strike Historic Deal To Normalise Relations
  • Prof. Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Geeriyooday Magaalada Jig JigaProf. Cali Khaliif Galaydh Oo Ku Geeriyooday Magaalada Jig Jiga
  • Raysal Wasaare Mahadi Maxamed Guuleed Oo Kudbad Ka Jeediyey Shirka Qaramada MidoobayRaysal Wasaare Mahadi Maxamed Guuleed Oo Kudbad Ka Jeediyey Shirka Qaramada Midoobay
  • Waxgaradka Beelaha Hawiye Oo Baaq Udiray Siyasiyinta Somaliland Ee Muqdishu JoogaWaxgaradka Beelaha Hawiye Oo Baaq Udiray Siyasiyinta Somaliland Ee Muqdishu Jooga
  • muuse biixi iyo dr gabooseMadaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Hadlay Aflagadada Dr Gaboose
  • baladweyneFatahaado Ka Dhacay Somalia Gaar Ahan Caasimada Gobolka Hiiraan Ee Baladweyne
  • Aflagaado Dhexmartay Beelaha Habar Jeclo Iyo Habar Yonis Ee Magaalada BurcoAflagaado Dhexmartay Beelaha Habar Jeclo Iyo Habar Yonis Ee Magaalada Burco
  • Waa Maxay Faraqa U Dhaxeya Coldoon Iyo Sheekhan Af Lagadeyey Beesha Cidagale WeyneWaa Maxay Faraqa U Dhaxeya Coldoon Iyo Sheekhan Af Lagadeyey Beesha Cidagale Weyne
  • Xaflad Xisbiga Wadani Usameyeen Sidaynta Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ee Hargeisa SomalilandXaflad Xisbiga Wadani Usameyeen Sidaynta Samafale Cabdi Maalik Muuse Coldoon Ee Hargeisa Somaliland
  • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee KenyaXisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
  • hqdefaultHees - Wiil Yar Oo Kamida Darbi Jiifka Rer Hargeisa Ee Somaliland
  • Waraysigii Ugu Xiisaha Iyo Qosolka Badnaa Sanadkan 2020Waraysigii Ugu Xiisaha Iyo Qosolka Badnaa Sanadkan 2020
  • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada SomalilandGudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
  • Over 1.1 Million Rohingya Refugees Are Stranded In BangladeshOver 1.1 Million Rohingya Refugees Are Stranded In Bangladesh
  • Dalalka Taiwan Iyo Somaliland Oo Kala Saxexday Heshis Caalami AhDalalka Taiwan Iyo Somaliland Oo Kala Saxexday Heshis Caalami Ah
  • Taariikh Nololeedka Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil - Zakariye Tima CadeTaariikh Nololeedka Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil - Zakariye Tima Cade
  • Badhasaabka Tog-Dheer Oo War Ka Soo Saaray Haweenay Burco Lagu DilayBadhasaabka Tog-Dheer Oo War Ka Soo Saaray Haweenay Burco Lagu Dilay
  • Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Xilka Kala Wareegay Mahdi Maxamed GuuleedRa'iisul Wasaare Rooble Oo Xilka Kala Wareegay Mahdi Maxamed Guuleed

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« Diiwaangelinta Codbixiye Yaasha Oo Ka Billaabatay Somaliland
Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya »
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
    • Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Ka Tanasulay Fikirkisi SoomaaliWeyn
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Qisada Murugada Leh Ee Hooyo Wiilkeeda Muqdisho Ku Xidhan Yahay Iyo Wasiir La Kulmay
    • Madaxweyne Cali MahdiMadaxweyne Cali Mahdi Oo Soo Bandhigay Talaabadii Ay Kula Dhqantay Villa Somalia
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
    • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
    • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
    • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
    • Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Hirgeliso Ha’ayd Qaran Oo Qabyaalada La Dagaalanta
    • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
    • Madaxweyne Saylici Oo Ka Soo Qayb Galay Xaflada Timacade University
    • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.