Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Social News
  • Somali News
  • Privacy Policy

Wararki Ugu Danbeeyay Ee Doorashada Dalka Mareykanka

Share

 

Hargeisa:(Herer).Qofna wali kuma guuleysan doorashadi madaxtinimo ee Talaadadi ka dhacday dalkan Mareykanka, sababo la xiriira tirinta codadka lagu soo diray boostada oo wali ka socoto ilaa shan gobol oo aad muhiim u ah.

Madaxweyne Trump iyo musharraxa xisbiga dimoqraadiga Joe Biden ayaa labaduba guulo ka gaaray gobolladi la filayay in ay ku kala badiyaan, laakin waxaan aanan la kala ogaan oo ay musharraxiitana aad isugu dhaw yihiin shan gobol oo laba ama saddex ka mid ahi go’aan ka gaari doona natiijada doorashada ugu danbeyn caawa ama Jimcaha caawa ama Jimcaha berrito ah.
Gobollada Georgia iyo Pennsylvania oo dhaca dhinaca bari, iyo Arizona iyo Nevada oo galbeed ku yaalla, ayay saraakiishu wali tiranayaan malaayiin codad ah oo isugu jiro kuwo boosto lagu soo diray iyo qaar ay dadka horay u sii dhiibteen inti aanan lasoo gaarin maalinti Talaadada.

Trump ayaa hogaaminaya Georgia iyo Pennsylvania halka Biden uu hogaaminayo gobollada Arizona iyo Nevada, laakin wali ma cadda guuleystaha rasmiga ah oo doorashada.

Waxyar kaddib marki uu xaqiijiyay inuu guulo ka keenay gobollada Wisconsin iyo Mishigan, ayuu musharraxa xisbiga Dimoqraadiga, Joe Biden xalay taageerayaashiisa u sheegay, in marka ay dhamaato tirinta codadka, uu ku kalsoonyahay inuu noqon doono madaxweynaha soo socda ee shacabka Mareykanka.

Laakin madaxweyne Trump ayaa shaki ka muujiyay qaabka loo tiriyay codadka gobollada muhiimka ah ee uu shalay ku guuleystay Biden iyo kuwa uu hadda hogaaminayo, isaga oo codsaday in dib loo tiriyo, halka uu maxkamadda sare ka codsaday in ay hakiso tirinta codadka ee gobolka Pennslvania.

  • Berbera Caasimada Gobolka Saaxil Ee Somaliland Oo Qaab Cusub Loga Xusay 18 MAYBerbera Caasimada Gobolka Saaxil Ee Somaliland Oo Qaab Cusub Loga Xusay 18 MAY
  • Macalin Cabdi Farey Iyo Baaw Xasan Yalaax Oo Dhalinyarada Degmada Hawl Wadag Ufuray Tababarka SportsMacalin Cabdi Farey Iyo Baaw Xasan Yalaax Oo Dhalinyarada Degmada Hawl Wadag Ufuray Tababarka Sports
  • Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Dilkii Ugbaad Cali Oo Kadhacay BurcoBanaanbax Lagaga Soo Horjeedo Dilkii Ugbaad Cali Oo Kadhacay Burco
  • Beeni Raad Ma Leh - Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali BileBeeni Raad Ma Leh - Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile
  • Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Xilka Kala Wareegay Mahdi Maxamed GuuleedRa'iisul Wasaare Rooble Oo Xilka Kala Wareegay Mahdi Maxamed Guuleed
  • Ciidanka Booliska Oo Laba Haween Ah Ku Dilay Dhul Ay Isku Haystan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix...Ciidanka Booliska Oo Laba Haween Ah Ku Dilay Dhul Ay Isku Haystan Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix...
  • Garyaqaan Geeljire Oo Casuumad Kahelay Dawlada Hoose Ee Adis AbabaGaryaqaan Geeljire Oo Casuumad Kahelay Dawlada Hoose Ee Adis Ababa
  • Masuuliyinta Kulmiye Iyo Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Kahor Yimid Goanka Qabsoomida Doorashooyinka Go...Masuuliyinta Kulmiye Iyo Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Kahor Yimid Goanka Qabsoomida Doorashooyinka Go...
  • Deeqda RaashinkaSomaliland Oo Sheegtay Inay Deeq Rashina Gaadhsinayan Inka Badan 60.000 Oo Qoys
  • Waxgaradka Beesha Jibril Abokor Ee Sacad Muuse Oo Aflagadeyey Madaxweyne Muuse BiixiWaxgaradka Beesha Jibril Abokor Ee Sacad Muuse Oo Aflagadeyey Madaxweyne Muuse Biixi
  • simulated bhSheikh AbdiAzeez Oogle: Mucjisadii Abid Ugu Weynayd Oo Quranka Laga Helay
  • sadexda hoogamiye ee somalilandEngineer Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Kulanki Dhex Maray Madaxweynaha Muuse Biixi Iyo Labada Gud...
  • muuse biixi iyo dr gabooseMadaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Ka Hadlay Aflagadada Dr Gaboose
  • WADOMashruuca Dhismaha Wadada Isku Xidha Somaliland Iyo Ethiopia
  • Madaxtooyada Oo Qaab Casriya Logu Sameyey Xuska Qaranimada Somaliland Ee 18 MAYMadaxtooyada Oo Qaab Casriya Logu Sameyey Xuska Qaranimada Somaliland Ee 18 MAY
  • Axmed Madoobe Oo Sheegay Inu Dhamaday Khilaafki Udhaxeyey Isaga Iyo Xildhibaanada Golaha ShacabkaAxmed Madoobe Oo Sheegay Inu Dhamaday Khilaafki Udhaxeyey Isaga Iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka
  • Maxamed Bk Oo Madaxweyne Muuse Biixi Fariin Culus Udiray - Sidaynta Cabdi Maalik Muuse ColdoonMaxamed Bk Oo Madaxweyne Muuse Biixi Fariin Culus Udiray - Sidaynta Cabdi Maalik Muuse Coldoon
  • somaliaWiil Soomaaliyeed Oo Cisbitaalka Martiini Kuwareejiyey Mishiinka Oxygen Ee Bukaanka
  • Faysal Cali Waraabe - Gaboyow Mucaridnimada Somaliland Waxba Ku Heli MaysaanFaysal Cali Waraabe - Gaboyow Mucaridnimada Somaliland Waxba Ku Heli Maysaan
  • Puntland Oo Shuruud La Yaab Leh Ku Xidhay Shirka DhuusamareedPuntland Oo Shuruud La Yaab Leh Ku Xidhay Shirka Dhuusamareed
  • XudeydiTaariikh Nololeedkii AHN Marxuun Fanaanka Xudeeydii
  • Over 1.1 Million Rohingya Refugees Are Stranded In BangladeshOver 1.1 Million Rohingya Refugees Are Stranded In Bangladesh
  • soltelcoMayar Soltelco Oo Bandoo Kuso Rogay Magaalada Hargeisa Ee Somaliland
  • unnamedSuldanka Guud Ee Subeer Awal Oo Kahadlay Hanjabadii Madaxweyne Muuse Biixi
  • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu AhaaDf Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
  • War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Iskaashiga SomaliaWar-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirka Iskaashiga Somalia
  • downloadKhaatumo State Oo Shegay Inay Kashaqaynayan Midnimada Somalia
  • Xasan Sheikh Maxamuud Oo Ka Hadlay Arinta Gobolada Sool iyo SanaagXasan Sheikh Maxamuud Oo Ka Hadlay Arinta Gobolada Sool iyo Sanaag
  • Is Bihar Police Running Parallel Probe? Two Ex-Mumbai CPs Julio Ribeiro and PK Jain SpeakIs Bihar Police Running Parallel Probe? Two Ex-Mumbai CPs Julio Ribeiro and PK Jain Speak
  • Daahir Riyaale Kaahin Oo Ka Hadlay Geeridii AHN Prof Cali Khaliif GalaydhDaahir Riyaale Kaahin Oo Ka Hadlay Geeridii AHN Prof Cali Khaliif Galaydh

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Wadani Oo Ka Hadlay Arimo Xasaasiya
Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Marxalada Cusub Ee Ay Gashay Ethiopia »
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
    • Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Ka Tanasulay Fikirkisi SoomaaliWeyn
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
    • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
    • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
    • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
    • Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Hirgeliso Ha’ayd Qaran Oo Qabyaalada La Dagaalanta
    • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
    • Madaxweyne Saylici Oo Ka Soo Qayb Galay Xaflada Timacade University
    • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
    • Madaxwayne Farmaajo Su’aalihii La Waydiiyey Iyo Siday Wax U Dhaceen
    • Soo Dhawayntii Dhoobo Darood Ee London Iyo Kacdoonka Khaatumo Iyo Maakhir
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.