Somali News


Jig jiga: Xisbiga Barwaaqo Ayaa Iska Fogeeyay Eedaymo Uga Yimid Axsaabta Mucaaridka Ah
Jig Jiga:(Herer). Xisbul Xaakimka Barwaaqo Ee Dawlad Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia Aya Iska Fogeeyey Eedaymo Uga Yimid Axsaabta Mucaaridka Ee Ka Jira Dalka Ethopia.
Komishanka Xuquuqal Iinsaanku Muxuu Ka Yidhi Cafiskii Madaxweyne Muuse Biixi U Fidiyey Maxaabiista?
Hargeisa(Herer):-Komishanka xuquuqal iinsaanka qaranka Somaliland, ayaa war ka soo saaray cafiskii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu dhowaan u fidiyay maxaabiistii dembiyada fudud ku xukunnaa ee ku jiray xabsiyada dalka. Gudoomiyaha Komishanka Xuquqal Insaanka Somaliland Komishanka Xuquuqal linsaanka Qaranka Somaliland wuxuu soo dhawaynayaa wareegtada Madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
Dawlada Maraykanka Oo Sheegtay Inay Somaliland Ka Wanaagsan Tahay Somalia
Hargeisa:(Herer).Dawlada Maraykanka Oo Sheegtay Inay Somaliland Ka Wanaagsantahay Somalia Iyo Waliba Dawlado Badan Oo Africa Iyo Caalamka Ku Yaala.
Taliyaha Qaybta Boliiska Ee Gobolka Sanaag Oo Baaq U Direy Bulshada Walaalaha Ah Ee Deegaanka Dhabar-Dalool
Hargeisa:(Herer)Taliyaha Qaybta Boliiska Ee Gobolka Sanaag Oo Baaq U Direy Bulshada Walaalaha Ah Ee Deegaanka Dhabar-Dalool Ee Gobolka Sool Oo Dagaal Ku Dhex Maray Laba Beelood Oo Walaalo Ah.
Taliyihii Hore Ee Gobolka Banaadir Saadiq Joon Oo Markale Dib Ugu Laabtay Xaafada Shiirkole
Muqdisho:(Herer).Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir, Saadaq Cumar Xassan Saadaq John, Ayaa Markale Dib Ugu Laabtay Xaafadda Shiirkole. Cakirnaan Siyaasadeed Iyo Mid Amni Ayaa Ka Jirta Magaalada Muqdisho, Taasi Oo Salka Ku Haysa Muranka Doorashada Iyo Mudo Kordhinta Baarlamanka.
Wasaaradda Caafimaad Somaliland Oo Agab Caafimaad Kala Wareegtay Sahamiye Foundation
Hargeisa:(Herer).Wasaaradaha Horumarinta Caafimaadka iyo Diinta Iyo Aw-Qaafta Ee Somaliland, Ayaa Maanta Agab Caafimaad Kala Wareegay Dalada Sahamiye Foundation Oo Uu Aasaasay Mulkiilaha Shirkadda Worldremit.
Maxaa Ka Dhalan Kara Go’aankii Baarlamaanka Somalia Mudada Ugu Kordhiyeen Dawlada
Hargeisa:(Herer) Madaxwaynihii Hore Ee Maamulka Puntland Cabdiwali Gaas Ayaa Si Kulul Uga Hadlay Go’aankii Baarlamaanka Somalia Uu Hay’adaha Dawlada Ugu Kordhiyey 2-Sanno.
Taliyaha Booliska Somaliland Oo Digniin Culus Udirtay Dadka Baraaha Bulshada Ka Aflagadeeya Qaranka
Hargeisa:(Herer). Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Oo Digniin Culus Udiray Dhalinyarada Baraha Bulshada Ka Aflagadeeya Madaxda Iyo Qaranka Somaliland Isaga Oo Shegay In Dawladu Isha Ay Ku Hayso Meel Walba Oo Ay Joogaan.