Social Issue


Madaxweyne Cali MahdiMadaxweyne Cali Mahdi Oo Soo Bandhigay Talaabadii Ay Kula Dhqantay Villa Somalia
Muqdisho (Herer) Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Waraysi uu bixieyy Cali Mahdi Maxamed oo kamid ahaa Hogaamiyeyaashii dalka Soomaaliya soo maray Burburkii Dawladii dhexe kadib, Wuxuuna ugu horayn ka hadlay xaalada dalka iyo Arinta Doorashada.
Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
Muqdisho (Herer) Shirar saacado badan qaatay oo shalay illaa xalay ku dhex maray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa looga hadlay xaalada doorashada iyo xal u helida muranka ka jira hirgelinta heshiiskii doorashooyinka. Wararka ...
Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
Muqdisho (Herer) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in tartankan uu kor u qaaday is-dhexgalka, walalnimada iyo midnimada dhallinyarada Soomaaliyeed.
Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
Hey’adda Sirdoonka Qaranka ee Mareykanka ayaa Talaadadi sheegtay, in ay u badantahay in Ruushka uu ka danbeeyay, weeraro dhanka internetka ah oo lagu jabsaday kambiyuutarrada wasaarado ka tirsan Dowladda Federaalka Mareykanka. Weeraradaasi ayaa laga warhelay bishi lasoo dhaafay. Meelaha lala beegsaday ayaa waxaa ka mid ...
Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
Garoowe:(Herer) Guddoomiyaha golaha waqtigu ka dhamaaday ee Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi oo hadal ka jeediyey shirkii galabta lagu soo gabagabeeyey magaalada Garowe ayaa ku dheeraaday ka hadalka dowladnimo Soomaaliyeed oo taaba gasha, isagoo soo qaatay gabayo iyo murti kale oo dadka uu ku guubaabinayo.
Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
Hargeisa:(Herer) Dawladda Suudaan ayaa Khamiistii sheegtay inay si buuxda ula wareegtay gacan ku haynta dhammaan dhulka Sudan ee ku yaalla xuduudda, kaasi oo ay deganaayeen beeraley Ethiopian ah, kadib toddobaadyo isku dhacyo ah. Ethiopia ayaa dhankeedana ku eedeysay deriskeeda inay ciidamo usoo dirtay dhulkan, si ay ...
Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
Nairobi (Herer) Dowladda Kenya ayaa markale ka hadashay arrimo ku aadan xiriirkii go’ay ee Soomaaliya iyo Kenya, gaar ahaan go’aankii ka soo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ee xiriirkii diblomaasiyadeed loogu jaray xukuumadda Nairobi.
Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
Garoowe:(Herer). Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanaddii ka qaaday sideed mudane oo ka tirsan golaha wakiilada Puntland, kuwaas oo ay soo eedaysay xeer ilaalinta Puntland. Xildhibaanadan ayaa ku eedeysan inay jebiyeen shuruuc iyo xeerar u yaalla baarlamanka, sida ay xubnaha wakiilada u cuskadeen xasaanad ka qaadidda ...