Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Somali News
  • Privacy Policy

Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay

Share

 

Muqdisho (Herer) Shirar saacado badan qaatay oo shalay illaa xalay ku dhex maray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa looga hadlay xaalada doorashada iyo xal u helida muranka ka jira hirgelinta heshiiskii doorashooyinka.

Wararka aya ahseegaya in shirkii u horreeyay oo dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxda saddexda dowlad goboleed uu ku soo biiray Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin, waxaana Madaxda isla qaateen in horay loo socdo oo doorasho la aado.

Sidoo kale waxaa iyana jiray shir xalay saqdii dhexe ka dhacay Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo u dhaxeeyay Ra’iisul Wasaare Rooble, Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Galmudug, Koofur Galbeed, Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirkan ayaa iyana looga hadlay arrimaha doorashada iyo sidii doorashada loo bilaabi lahaa.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha Galmudug ayaa xalay saqdii dhexe shir jaraa’id qabtay, inkastoo aan weli la baahin shirka jaraa’id ayaa warar ku dhow dhow waxay sheegayaan in Madaxweyne Qoorqoor uu sheegay in waan waan uu ka dhex waday Madaxda dowladda Federaalka iyo Madaxweynayaasha dowlad Goboleedyada Jubbaland iyo Puntland, isla markaana farriin ay u soo dhiibeen Madaxweynayaasha u gudbiyay Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha ayna ka aqbaleen, balse markii uu dib ugu celiyay Madaxda Puntland iyo Jubbaland uusan wax jawaab ah ka gelin, wixii hadda ka dambeeya howsha sii socon doono oo doorasho la aadayo.

Arrimahan soo cusboonaaday ayaa waxay muujinayaan in weli aan xal la gaarin, waxaana meesha ka baxaya hadal heyn iyo warar maalmihii la soo dhaafay soo baxayay oo ahaa in xal la gaaray.

  • somaliaWiil Soomaaliyeed Oo Cisbitaalka Martiini Kuwareejiyey Mishiinka Oxygen Ee Bukaanka
  • Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere ) Oo Ku Biiray Siyaasada SomalilandDuuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere ) Oo Ku Biiray Siyaasada Somaliland
  • Suxufi Samafale Cadi Maalik Muuse Coldoon Oo Xoriyadiisi Dib U HelaySuxufi Samafale Cadi Maalik Muuse Coldoon Oo Xoriyadiisi Dib U Helay
  • Aqoonyahan Mohamud Camey Oo Ka War Bixiyey Dhibatada Saudi Arabia Ay Ku Hayso Soomaalida Dalkoda Joo...Aqoonyahan Mohamud Camey Oo Ka War Bixiyey Dhibatada Saudi Arabia Ay Ku Hayso Soomaalida Dalkoda Joo...
  • Aqoonyahan Cabdilaahi Cali Muuse Oo Jawab Kabixiyey Hadalki Xildhibaan NacNac Ee Ictiraafka IsraelAqoonyahan Cabdilaahi Cali Muuse Oo Jawab Kabixiyey Hadalki Xildhibaan NacNac Ee Ictiraafka Israel
  • schoolHargeisa Oo Laxidhay School iyo Maamulihisi Oo Xabsiga Ladhigay
  • Marka Xisbigad Ka Tirsan Tahey Siyassada Lagaga Adkado - Xilki Mucaridnimadana Aad Garan WaydoMarka Xisbigad Ka Tirsan Tahey Siyassada Lagaga Adkado - Xilki Mucaridnimadana Aad Garan Waydo
  • Cabdikarin Ahmed Mooge Libaan Oo Ka Hadlay Hankiisa Siyasadeed Ee SomalilandCabdikarin Ahmed Mooge Libaan Oo Ka Hadlay Hankiisa Siyasadeed Ee Somaliland
  • screenDiyaaradahii Aduunka Oo Lawayey Meel Lagu Parking Gareeyo
  • Dhagayso 5 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Jubada Hoose Ee SomaliaDhagayso 5 Qof Oo Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Jubada Hoose Ee Somalia
  • herer newsArabsiyo Oo Laguso Gabagabeyey Qaybintii Raashinka Ee Hayada Nadfor Somaliland
  • Faysal Cali Waraabe Oo Beeniyey Aflagadadu Kula Kacay Beesha Dhulbahante Iyo Axmad KarashFaysal Cali Waraabe Oo Beeniyey Aflagadadu Kula Kacay Beesha Dhulbahante Iyo Axmad Karash
  • Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Khilaafka Somalia Iyo Xaalada SomalilandFaysal Cali Waraabe Oo Ka Hadlay Khilaafka Somalia Iyo Xaalada Somaliland
  • Faysal Cali Waraabe Oo Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Amar Ku Bixiyey In Laso XidhoFaysal Cali Waraabe Oo Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Amar Ku Bixiyey In Laso Xidho
  • Suldaan Kamida Waxgaradka Beesha Dhexe Oo Aflagadeyey Beelaha Darafyada SomalilandSuldaan Kamida Waxgaradka Beesha Dhexe Oo Aflagadeyey Beelaha Darafyada Somaliland
  • Askar Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Shabeelada Hoose Ee Konfurta SomaliaAskar Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Shabeelada Hoose Ee Konfurta Somalia
  • Gudoomiyaha Xisbiga UCID Engineer Faysal Cali Waraabe Oo Aflagadeyey Beesha GabooyeGudoomiyaha Xisbiga UCID Engineer Faysal Cali Waraabe Oo Aflagadeyey Beesha Gabooye
  • hayadaHayada Wadooyinka Somaliland Oo Bilowday Dhismaha Wadada 18 May Ee Magaalada Burco
  • bayleSomalia Oo Kahadashay Cafintii Daynta Ee Dawladii Siyaad Bare
  • Dalalka Taiwan Iyo Somaliland Oo Kala Saxexday Heshis Caalami AhDalalka Taiwan Iyo Somaliland Oo Kala Saxexday Heshis Caalami Ah
  • Gudoomiyaha Degmada Macalin Haruun Garyaqaan Maxamed Geeljire Oo Ka Hadlaya Nidamka Cusub Ee Faylash...Gudoomiyaha Degmada Macalin Haruun Garyaqaan Maxamed Geeljire Oo Ka Hadlaya Nidamka Cusub Ee Faylash...
  • Dhaxal Sugaha Saudi Arabia Oo Isku Deyay Inuu Dalka Canada Ku Dilo Nin Mucaarid ahDhaxal Sugaha Saudi Arabia Oo Isku Deyay Inuu Dalka Canada Ku Dilo Nin Mucaarid ah
  • adeegaFanaanada Nimco Yaasin Iyo Khilaafka Qoyskeeda Oo Soo Laba Kacleeyey
  • Fal-Celinta Carabta Ee Heshiiska Dalalka Emirates Iyo IsraelFal-Celinta Carabta Ee Heshiiska Dalalka Emirates Iyo Israel
  • WADOMashruuca Dhismaha Wadada Isku Xidha Somaliland Iyo Ethiopia
  • Ra'iisul Wasaare Rooble Oo Xilka Kala Wareegay Mahdi Maxamed GuuleedRa'iisul Wasaare Rooble Oo Xilka Kala Wareegay Mahdi Maxamed Guuleed
  • Masuuliyinta Kulmiye Iyo Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Kahor Yimid Goanka Qabsoomida Doorashooyinka Go...Masuuliyinta Kulmiye Iyo Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Kahor Yimid Goanka Qabsoomida Doorashooyinka Go...
  • gettyimagesShir Xaasasiya Oo Kadhacay Madaxtooyada Somaliland Ee Hargeisa
  • Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shurudo Ku Xidhay Midnimada Somaliland Iyo SomaliaMadaxweyne Muuse Biixi Oo Shurudo Ku Xidhay Midnimada Somaliland Iyo Somalia
  • fatahaadaWabiga Shabeele Oo Fatahaado Ka Geystay Caasimada Hir-Shabeele Ee Jawhar

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay »
    • Qisada Murugada Leh Ee Hooyo Wiilkeeda Muqdisho Ku Xidhan Yahay Iyo Wasiir La Kulmay
    • Madaxweyne Cali MahdiMadaxweyne Cali Mahdi Oo Soo Bandhigay Talaabadii Ay Kula Dhqantay Villa Somalia
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Joe Biden Oo Xayiraadii Ka Qaaday Dalalka Islaamka Oo Ay Somalia Ku Jirto
    • Askar Lagu Dilay Weerar Ka Dhacay Shabeelada Hoose Ee Konfurta Somalia
    • Jadwalka Doorashada Somalia Oo Mar Kale Dhaqangeli Waayey
    • Congress-ka Oo Soo Jeediyay Xil Ka Xayuubin Lagu Sameeyo Donald Trump
    • Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Culimada Garxajis Iyo Habar Awal (Sacad Muuse)
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Xasan Sheikh Oo Ka Qayliyey Arinta Doorashada Farmaajo Dadka Ayuu Kasoo Dhex Hadlaa
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Sidee Madaxda Caalamka Uga Fal-Celiyeen Qabsashadii Xarunta Congress-ka?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Aqbalay Dedaalki Uu Waday Qoor-qoor Ee Xalinta Xiisada Doorashada
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Xasan Sheikh Maxamuud Oo Ka Hadlay Arinta Gobolada Sool iyo Sanaag
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Hay’ada Caafimaadka Iyo Dowlad Britain Oo Digniin Caafimaad Oo Adag Soo Saartey
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.