Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Social News
  • Somali News
  • Privacy Policy

Musharax Joe Biden Oo Si Cad U Difaacay Soomaalida Iyo Trump Oo Fashilmay

Share

 

Joe Biden iyo Madaxweyne Trump ayaa wada ololohoodii ugu dambeeyay iyagoo is dhaafsanaya hadallo adagag oo aanu waxba la iskugu harin.

Joe Biden ayaa booqday gobolka Minnesota oo ay ku badan yihiin soogalootiga waxa uuna halkaasi ka jeediyay khudbad 22 daqiiqo oo ay ka mid ahaayeen hadallo lagu dhaleeceynayo nacaybka Trump uu qabo dadka oo galootiga ah.

Haatan Biden ayay suurogal tahay iney maalmo uun uga harsantahay inuu noqdo madaxweynaha 46-xaad ee Mareykanka.

Waxa uu Biden sheegay in Trump uu ku f ashilmay fayraska corona oo kama uusan fakarain badbaadinta dadka reer Mareykan.
Waxa uu intaasi ku daray iney khalad tahay in Donald Trump uu Soomaalida ku tilmaamo Argagixiso.

“Waa sababta Trump uu ugu ceeybeysan yahay inuu Soomaali qaxooti ah oo nolol wanaagsan soo raadsaday ku tilmaamo dad argagixiso ah.” Waxaan u baahanahay madaxweyne dadka isu keeno ee uma baahnin mid na sii kala qeybiyo.”

Waxaa durbadiiba hadalkiisa soo dhexgalay qaar ka mid ah taageerayaasha Trump balse waxa uu Biden yiri: Dadkan qeylinaya ma ahan dad deggan oo xushmad leh, waa sida Trump oo kale.”

Madaxweyne Trump ayaa Minnesota 4 sannadood ka hor ku guul dareeystay 44,000 oo cod waana mid ka mid ah gobollada uu sannadkan doonaya inuu ka helo taageerayaal u janjeera dhanka xisbiga Republican-ka.

  • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka SoljaGudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
  • Jadwalka Doorashada Somalia Oo Mar Kale Dhaqangeli WaayeyJadwalka Doorashada Somalia Oo Mar Kale Dhaqangeli Waayey
  • Maxa Sababay Dhimashada AHN Professor Cali Khaliif Galaydh?Maxa Sababay Dhimashada AHN Professor Cali Khaliif Galaydh?
  • Waxgaradka Beesha Jibril Abokor Ee Sacad Muuse Oo Aflagadeyey Madaxweyne Muuse BiixiWaxgaradka Beesha Jibril Abokor Ee Sacad Muuse Oo Aflagadeyey Madaxweyne Muuse Biixi
  • Diiwaangelinta Codbixiye Yaasha Oo Ka Billaabatay SomalilandDiiwaangelinta Codbixiye Yaasha Oo Ka Billaabatay Somaliland
  • Puntland Oo Shuruud La Yaab Leh Ku Xidhay Shirka DhuusamareedPuntland Oo Shuruud La Yaab Leh Ku Xidhay Shirka Dhuusamareed
  • Raysal Wasaaraha Somalia Mudane Rooble Oo Booqasho Ku Tagay Garoonka MuqdishuRaysal Wasaaraha Somalia Mudane Rooble Oo Booqasho Ku Tagay Garoonka Muqdishu
  • Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag U Beeniyey Baloodho Danguuda Oo Xildhibaan Xasan Shahar Kula So Galgas...Sheekh Aadan Siiro Oo Si Adag U Beeniyey Baloodho Danguuda Oo Xildhibaan Xasan Shahar Kula So Galgas...
  • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badanMadaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
  • Maxamed Bk Oo Madaxweyne Muuse Biixi Fariin Culus Udiray - Sidaynta Cabdi Maalik Muuse ColdoonMaxamed Bk Oo Madaxweyne Muuse Biixi Fariin Culus Udiray - Sidaynta Cabdi Maalik Muuse Coldoon
  • Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay Inay Somaliland Tahay Dawlad Gooni UtaaganMadaxweyne Farmaajo Oo Sheegay Inay Somaliland Tahay Dawlad Gooni Utaagan
  • Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Heshiis La Saxeexatay Macadka GiMPA Iyo ACHHayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Heshiis La Saxeexatay Macadka GiMPA Iyo ACH
  • downloadCunsuriyada Lagu Hayo Beelaha Gabooye Ee Somaliland
  • bayleSomalia Oo Kahadashay Cafintii Daynta Ee Dawladii Siyaad Bare
  • Xasan Sheekh Maxamud Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Edeeyey Qaran DumisXasan Sheekh Maxamud Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Edeeyey Qaran Dumis
  • faysal cali waraabeFaysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inu Maxkamada La Tigsan Doono Xildhibaan Siciid Siraadle
  • Reporter To Donald Trump: Do You Regret All The Lying To AmericansReporter To Donald Trump: Do You Regret All The Lying To Americans
  • Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Marxalada Cusub Ee Ay Gashay EthiopiaMadaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Marxalada Cusub Ee Ay Gashay Ethiopia
  • Shacabka Reer Putland Oo Afka Furtay Iyo Mudahraad Balaadhan Oo Ka Socda GarooweShacabka Reer Putland Oo Afka Furtay Iyo Mudahraad Balaadhan Oo Ka Socda Garoowe
  • Agaasimi Waxda Manahiijta Oo Soo Bandhigay Sabab Xilka Looga QadayAgaasimi Waxda Manahiijta Oo Soo Bandhigay Sabab Xilka Looga Qaday
  • Abwaan Weedhsame Oo Gabay Ka Tiriyey Dulmiga Uu Muuse Biixi Ku Hayo Shacabka SomalilandAbwaan Weedhsame Oo Gabay Ka Tiriyey Dulmiga Uu Muuse Biixi Ku Hayo Shacabka Somaliland
  • Marisa Carbone Somali Italian Iyo Heestii Daa Imoow Idaryeel 1987Marisa Carbone Somali Italian Iyo Heestii Daa Imoow Idaryeel 1987
  • Qaabke Ciidanka Somaliland U Qabteen Fanaanka Qamar SuugaaniQaabke Ciidanka Somaliland U Qabteen Fanaanka Qamar Suugaani
  • madaxweyne muuseXukumada Somaliland Oo Joojisay Dabal Dagyadii Laga Qabanjiray Dalka Gudahisa Odhan
  • Dowlada Federalka Somalia Oo Xiriirka U Jartay Dalka KenyaDowlada Federalka Somalia Oo Xiriirka U Jartay Dalka Kenya
  • Raysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo Arimaha Doorashooyinka SomaliaRaysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo Arimaha Doorashooyinka Somalia
  • Khudbadii Madaxwayne Farmaajo Oo Dhamaystiran Iyo Arimaha Uu Ka HadlayKhudbadii Madaxwayne Farmaajo Oo Dhamaystiran Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay
  • Israel And UAE Strike Historic Deal To Normalise RelationsIsrael And UAE Strike Historic Deal To Normalise Relations
  • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan YeelanayaMadaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
  • Beesha Sacad Muuse Oo Maxkamada Sare Ugudbisay Dacwad Kadhana Shirkada TelsomBeesha Sacad Muuse Oo Maxkamada Sare Ugudbisay Dacwad Kadhana Shirkada Telsom

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« Hogaamiye Hirsi Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukumada Muuse Biixi Oo Fagaare Iskugu Jawaabay
Over 1.1 Million Rohingya Refugees Are Stranded In Bangladesh »
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
    • Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Ka Tanasulay Fikirkisi SoomaaliWeyn
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Qisada Murugada Leh Ee Hooyo Wiilkeeda Muqdisho Ku Xidhan Yahay Iyo Wasiir La Kulmay
    • Madaxweyne Cali MahdiMadaxweyne Cali Mahdi Oo Soo Bandhigay Talaabadii Ay Kula Dhqantay Villa Somalia
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
    • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
    • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
    • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
    • Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Hirgeliso Ha’ayd Qaran Oo Qabyaalada La Dagaalanta
    • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
    • Madaxweyne Saylici Oo Ka Soo Qayb Galay Xaflada Timacade University
    • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.