Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Somali News
  • Privacy Policy

Madaxwayne Farmaajo Oo Aqbalay Dedaalki Uu Waday Qoor-qoor Ee Xalinta Xiisada Doorashada

45

Muqdisho (Herer) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa aqbalay dadaaladii uu waday Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor oo ergo ka ahaa Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, si loo xaliyo caqabadaha ka jira doorashooyinka.

Sida wararku sheegayaan kulamo qaatay saacado ayaa shalay illaa xalay waxaa uu Muqdisho ku dhex maray Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed oo dhinac ah iyo Madaxweyne Farmaajo iyo Taliyiha Nabadsugida Fahad Yaasiin.

Kulamadan oo soo bilowday shalay duhurkii ayaa kulankii u horreeyay Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed waxay la yeesheen Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin.

Wararka ayaa sheegaya in kulankan looga hadlayay caqabadaha ka jira doorashada, gaar ahaan arrinta Gobolka Gedo iyo arrinta doorashada Gobolada Waqooyi.

Intaas kaddib Madaxweynayaasha Galmudug iyo Koofur Galbeed ayaa waxay Madaxtooyada Villa Soomaaliya kula kulmeen Madaxweyne Farmaajo, kulankaas oo shalay gelinkii dambe bilowday ayaa illaa xalay saqdii dhexe soo gaaray.

Wararka laga helayo kulanka ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu aqbalay ergadii uu keenay Madaxweyne Qoorqoor, iyadoo la isku fahmay in arrinta Gedo la xaliyo doorashada ka hor, lana furo dib u heshiisiin labada dhinac.

Is fahamka ayaa waxaa qeyb ka ah kuraasta Gedo, waxaana la sheegayaa in la isla gartay in saddex kursi la kala bedesho, oo ah kuraas si gaar ah loo daneynayo oo kala taalla Garbahaarey iyo Kismaayo.

Madaxweyne Qoorqoor ayaa laga war sugayaa inuu jawaab ka keeno Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland oo ku wada sugan Garoowe.

Dhinaca kale waxaa iyana is faham hordhac ah laga gaadhay arrinta muranka ka taagan doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi, sidoo kale waxaa is bedel  lagu sameyn doonaa Guddiyada muranka ka jira.

  • Dagaal Beeleed Ka Qarxay Degmada Adhi Cadeeye Ee Gobolka SoolDagaal Beeleed Ka Qarxay Degmada Adhi Cadeeye Ee Gobolka Sool
  • horseed forumUrurka Horseed Forum Oo Deeq Gaadhsiyey Danyarta Gobolka Togdheer Ee Somaliland
  • salaxleyUruurka Dhalinyarada Degmada Salaxley Oo Gudoomay 500 Oo Geed
  • gobolka xamarSomalia: Gudoomiyaha Gobolka Banadir Oo Kormeer Kutagay Goobo Kamida Caasimada Muqdishu
  • Shacabka Hargeisa Oo Taageeray Kenya Dacwadda Ka Dhexeysa Somalia Iyo Kenya Ee Muranka BaddaShacabka Hargeisa Oo Taageeray Kenya Dacwadda Ka Dhexeysa Somalia Iyo Kenya Ee Muranka Badda
  • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii MuqdishoRW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
  • Taariikhda Musharax Cabdi Kariin Hassan Cabdi Garas Ee Golaha Deegaanka Ee Caasimada Somaliland Harg...Taariikhda Musharax Cabdi Kariin Hassan Cabdi Garas Ee Golaha Deegaanka Ee Caasimada Somaliland Harg...
  • Shirkii Beesha Mudulood Hiraab Oo Kuso Dhamaday Gacan KahadalShirkii Beesha Mudulood Hiraab Oo Kuso Dhamaday Gacan Kahadal
  • farmaajoFarmaajo Oo Sheegay Inay Dawladiisu Wado Qorshayaal Shaqo Lagu Abuurayo
  • Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo U Quus Goyey Beesha Caalamka Iyo Dawlada SomaliaMadaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo U Quus Goyey Beesha Caalamka Iyo Dawlada Somalia
  • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin CusubKenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
  • Sheekh Abu Bushra Oo Ka Hadlay Hadal Dhawaan Kaso Yeedhay Qaar Kamida Culimada SomalilandSheekh Abu Bushra Oo Ka Hadlay Hadal Dhawaan Kaso Yeedhay Qaar Kamida Culimada Somaliland
  • Madaxweyne Farmaajo Oo Sheegay Inay Somaliland Tahay Dawlad Gooni UtaaganMadaxweyne Farmaajo Oo Sheegay Inay Somaliland Tahay Dawlad Gooni Utaagan
  • farmaajoMadaxweyne Farmaajo Oo Cafis Ufidiyey Maxaabista Kujirta Jeelasha Somalia
  • Dib U Dhac Ku Yimid Qabsoomida Wajiga 3-aad Ee Shirka DhuusamareebDib U Dhac Ku Yimid Qabsoomida Wajiga 3-aad Ee Shirka Dhuusamareeb
  • Ex Wasiir Cali Waran Cade Iyo Madaxweyne Farmaajo Kuma Faqash Aha?Ex Wasiir Cali Waran Cade Iyo Madaxweyne Farmaajo Kuma Faqash Aha?
  • Beirut At Least 135 People Were Killed And More Than 5,000 Were InjuredBeirut At Least 135 People Were Killed And More Than 5,000 Were Injured
  • Hay’ada Caafimaadka Iyo Dowlad Britain Oo Digniin Caafimaad Oo Adag Soo SaarteyHay’ada Caafimaadka Iyo Dowlad Britain Oo Digniin Caafimaad Oo Adag Soo Saartey
  • Dr Cisman Cumar Dool Oo Ka Hadlay Aflagadadii Xildhibaan Cabdiraxman DheereDr Cisman Cumar Dool Oo Ka Hadlay Aflagadadii Xildhibaan Cabdiraxman Dheere
  • shandhako geejireGudoomiyaha Degmada Macalin Haarun Garyaqaan Geeljire Oo Hawl Gal Ka Fuliyey Dooxa Weyn Ee Hargeisa
  • Raysal Wasaare Rooble Oo Amar Culus Dul Dhigay Maamulka Gobolka BanaadirRaysal Wasaare Rooble Oo Amar Culus Dul Dhigay Maamulka Gobolka Banaadir
  • Ninkii Diiday Inu Hargeisa Duqeeyo Duuliye Sare Axmed DheereNinkii Diiday Inu Hargeisa Duqeeyo Duuliye Sare Axmed Dheere
  • ilowsha dhawaMuuse Biixi Ma Wuxu Ugu Abaal Guday Xadhig Iyo Jidh Dil Hal Gankii Xidigaha Geeska Ee Somaliland
  • Kacdoon Ciidan Oo Ka Qarxay Muqdisho Iyo Madaxda Beesha Hawiye Oo Dagaal Ku DhawaaqayKacdoon Ciidan Oo Ka Qarxay Muqdisho Iyo Madaxda Beesha Hawiye Oo Dagaal Ku Dhawaaqay
  • Garyaqaan Geeljire Oo Dignin Udiray Hantilayaasha Caasimada Somaliland Ee HargeisaGaryaqaan Geeljire Oo Dignin Udiray Hantilayaasha Caasimada Somaliland Ee Hargeisa
  • Duulimaadyadiii Gudaha Dalka Somalia Oo Maanta Hakad Galay Iyo Muranka Ka TaaganDuulimaadyadiii Gudaha Dalka Somalia Oo Maanta Hakad Galay Iyo Muranka Ka Taagan
  • flagSomaliland Oo Ka Hadashay Bilowga Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia
  • Gudoomiye Mursan Oo Kulamada Baarlamaanka Ka Joojiyey 15-Xildhibaan Oo Maanta Golaha Shacabka Buuq K...Gudoomiye Mursan Oo Kulamada Baarlamaanka Ka Joojiyey 15-Xildhibaan Oo Maanta Golaha Shacabka Buuq K...
  • Waa Sidee Xaalada Gobolka Minnesota Kadib Dilkii Daunte Write Oo Aha Wiil Madoow AhWaa Sidee Xaalada Gobolka Minnesota Kadib Dilkii Daunte Write Oo Aha Wiil Madoow Ah
  • Beesha Caalamka Oo Wada Dadaalo La Iskugu Keenayo Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Dowlada FadaraalkaBeesha Caalamka Oo Wada Dadaalo La Iskugu Keenayo Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Dowlada Fadaraalka
  • geeljireGarqayaan Geeljire: Gudoomiyaha Ugu Wax Qabadka Badan Caasimada Somaliland Ee Hargeisa
  • Banaanbax Lagaga Soo Horjeedo Dilkii Ugbaad Cali Oo Kadhacay BurcoBanaanbax Lagaga Soo Horjeedo Dilkii Ugbaad Cali Oo Kadhacay Burco
  • Abwaan Hadraawi Oo Qayb Weyn Kulaha Burburkii Dawladii Dhexe Ee SomaliaAbwaan Hadraawi Oo Qayb Weyn Kulaha Burburkii Dawladii Dhexe Ee Somalia
  • Baarlamaanka Somalia Oo Ansixiyey Heshiiskii Doorashada 2020-2021Baarlamaanka Somalia Oo Ansixiyey Heshiiskii Doorashada 2020-2021
  • ELM School Ee Magaalada Hargeisa Oo Caruurta Lagu Baro Diinta GaaladaELM School Ee Magaalada Hargeisa Oo Caruurta Lagu Baro Diinta Gaalada
  • Askar Ku Dhimatay Iska Horimaad Dhex Maray Ciidamada Dawlada SomaliaAskar Ku Dhimatay Iska Horimaad Dhex Maray Ciidamada Dawlada Somalia
  • Dowlada Federalka Somalia Oo Xiriirka U Jartay Dalka KenyaDowlada Federalka Somalia Oo Xiriirka U Jartay Dalka Kenya
  • Aragtida Shacabka Ee Hawlaha Horyaala Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen RoobleAragtida Shacabka Ee Hawlaha Horyaala Ra'iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble
  • Maamul Goboleedka Putland Oo Dhaq Dhaqaaq Ka Wada Bariga SanaagMaamul Goboleedka Putland Oo Dhaq Dhaqaaq Ka Wada Bariga Sanaag

La Wadaag Asxaabtada

  • Click to share on Twitter (Opens in new window)
  • Click to share on Facebook (Opens in new window)
  • Click to share on LinkedIn (Opens in new window)
  • Click to share on WhatsApp (Opens in new window)
  • Click to share on Skype (Opens in new window)
  • More
  • Click to print (Opens in new window)
  • Click to share on Reddit (Opens in new window)
  • Click to share on Tumblr (Opens in new window)
  • Click to share on Pinterest (Opens in new window)
  • Click to share on Pocket (Opens in new window)
  • Click to share on Telegram (Opens in new window)

Like this:

Like Loading...
« Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia »
    • Xildhibaan Ubax Tahliil Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Xildhibanaadii Ka Hadlay Shiirkole
    • Golaha Wakiilada Putland Ayaa Qaadacay Go’aankii Mudo Kordhinta Ee Golaha Shacabka Somalia
    • Wasaarada Horumarinta Deegaanka Oo Qabatay Munaasibad Lagu Xusayay Maalinta Dhirbeerista Qaranka
    • Kacdoon Ciidan Oo Ka Qarxay Muqdisho Iyo Madaxda Beesha Hawiye Oo Dagaal Ku Dhawaaqay
    • Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland Oo Shaaciyay Shirkad Mashruuc Ku Guulaysatay
    • Waa Sidee Xaalada Gobolka Minnesota Kadib Dilkii Daunte Write Oo Aha Wiil Madoow Ah
    • Boqortooyada Ingiriiska iyo Midowga Yurub Oo Warcusub Kasoo Saaray Go’aankii Baarlamaanka
    • Siyaasi Jaamac Shabeel Halkuu Kataaganyahay Furista Ururada Siyaasada Jamuuriyada Somaliland
    • Baarlamaanka Somalia Oo Kulan Xasaasi Ah Ka Leh Arinta Doorashada Mudo Kordhin Miyay Samayn Doonaan?
    • Dhuusamareeb : Ciidanka Xooga Dalka Oo Cagta Mariyey Fadhiisimo Alshabaab Ay Lahayd
    • Murashaxiinta Wakiilada Iyo Deegaanka Maroodi Jeex Oo Wacyi Galinta Kaadh Qaadasha Ka Bilaabay
    • Gudoomiye Mursan Oo Kulamada Baarlamaanka Ka Joojiyey 15-Xildhibaan Oo Maanta Golaha Shacabka Buuq Ku Furay
    • Sheekh Xasan Daahir Aweys: Farmaajooy Sidi Siyaad Barre Sharaf Daro Yaanay Kugu Dhicin
    • Hadhimo Sharafeed Lagu Maamusay Guddi Cusub Oo Waxgaradka Beesha Ciidagale Soo Xulay
    • Taariikh Nolooleedka AHN Madaxweynihii Hore Ee Dalka Somalia Marxuun Cali Mahdi Maxamed
    • Foosiya Xaji Aden Oo Ka Hadashay Dhibatada Lagu Hayo Somaliland Diidka Iyo Arimaha Bada Walaweynta
    • Dhaq-Dhaqaaqyo Siyaasadeed Oo Wali Ka Socda Caasimada Dalka Somalia Ee Muqdisho
    • Maraykanka Oo Walaac Ka Muujiyey Xaalada Bini’aadanimo Ee Kataagan Gobolka Tigray
    • Maxay Salka Ku Haysaa Xiisada Labada Dal Ee Italy Iyo Turkey Ee Erdogan Iyo Mario Draghi
    • Wararkii Ugu Dambeeyey Ee Xaalada Siyaasadeed Ee Somalia Iyo Xaalada Muqdisho Oo Kacsan
    • Markab Laga Leeyahay Dalka Israel Oo Lagu Weeraray Xeebaha Dalka Imaaraadka Carabta
    • Waraysi Xiiso Leh: Qoorqoor Oo Ka Hadlay Shirkii Fashilmay Ee Muqdisho, Wixii Dhacay Iyo Xaalada Dalka
    • Shirka Arimaha Doorashada Ee Madaxda Somalia Iyo Maamulada Oo Galay Maalintii Labaad
    • Musharax Saleebaan Dheere Oo Bulshada Gobolka Togdheer Ugu Baaqay Inay Qaataan Kaadka Codbixint
    • Axmed Madoobe Iyo Siciid Deni Oo Kulan Muqdisho Kula Yeeshay Madaxda Maamulada Kale Ee Dalka
    • Shacabka Laascaanood Ee Gobolka Sool Oo Ka Hadlay Shirka Ka Furmaya Caasimada Somalia
    • Shacabka Hargeisa Oo Taageeray Kenya Dacwadda Ka Dhexeysa Somalia Iyo Kenya Ee Muranka Badda
    • Taliyaha Ciidanka Booliska Somalia Oo Ka Tacsiyeyay Gerida Taliyihii Hore Ee Ciidanka Booliiska
    • Midowga Musharaxiinta Oo Qoraal U Diray Wasiiro Dibadeedyo Iyo Madaxda Ururo Caalami Ah
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.