Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Social News
  • Somali News
  • Privacy Policy

Madaxda Soomaalida Oo Loogu Baaqay In Ay Ka Qeyb Galaan Shirka Dhuusamareeb

Share

 
Xamar:(Herer). Qoraal ka soo baxay saaxiibada Soomaaliya ayaa lagu sheegay muhimadda ay leedahay in shirka madaxda dowladda federaalka iyo kuwa dowlad-goboleedyada ee loo ballansan yahay in lagu qabto magaalada Dhuusamareeb ay ka qeybgalaan dhammaan madaxda labada dhinac si loo sii ambaqaado “geeddi-socodka isfaham dhisidda ah ee billaabmay intii la joogay shirweynihii hore ee Dhuusamareeb si ay Soomaaliya ugu sii socoto waddo siyaasadeed oo xasilloon.”
Qoraalka ayaa lagu yiri “haddii cid ka mid ah madaxdu uu ka qaybgeli waayo shirweynaha soo socda waxay baabi’in doontaa kalsoonida weli jilicsan, waxay wiiqi doontaa geeddi-socodka isfaham-dhisidda, waxayna hoos u dhigi doontaa inuu kulanku awood u yeesho in lagu gaaro go’aamo la hirgelin karo.”
Saaxiibada Soomaaliya ayaa sheegay in maadaama muddo xileedka baarlamaaanka 10-aad oo ku eg bisha November ee sanadkan ay tahay in dhammaan saamileyda siyaasaddu ay ka heshiiyaan hannaan doorasho oo aan laheyn dib u dhac, sida ay hadal u dhigeen.
“Waxaan ka walaacsanahay in qaar ka mid ah Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka aan weli guddiga u soo dirin wakiilladooda. Waxaan ku boorinaynaa inay wakiilladooda u ogolaadaan inay ka qaybqaataan hawsha guddiga, oo durbaba la billaabay, inta ay sii wadaan wadahadallada ay kula jiraan hoggaanka Dowladda Federaalka si loo xalliyo arrimaha weli taagan,” ayaa lagu yiri qoraalkan ka soo baxay Saaxiibada Soomaaliya.
Warsaxaafadeedka beesha caalamka ayaa looga digay in aanu dhinac kali ah isku koobin in uu si iskiis ah u abuuro hanaan doorasho oo aan lagala tashan dhamaan dhinacyada, taasi oo noqoneysa mid aan sharci aheyn, sida qoraalka lagu xusay.
“Waxaan haddana adkeynaynaa, maadaama uu nagu soo foolleeyahay dhammaadka xilli xileedka Baarlamaanka 10aad, in talada wixii la qaban lahaa si horey loogu socdo, ay ku heshiiyaan dhammaan saamilleyda, oo ay ka midyihiin Dowladda Federaalka, Dowlad Goboleedyada Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Labada Aqal ee Baarlamaanka iyo xisbiyada siyaasadda. Waa inuusan hal saamilley oo keliya, oo uu ku jiro sharcidejiyaha laftiisa, qaadanin go’aan keligiis ah oo uu ku kordhiyo xilli xileedka Baarlamaanka 10aad ama laanta fulinta federaalka,” ayaa lagu yiri.
Ugu danbeyn beesha caalamka ayaa ballan qaadday in ay diyaar la tahay taageero ay siiso shirka wadatashiga ee loo ballansan yahay inuu ka qabsoomo magaalada Dhuusamareeb iyo howsha guddiyada farsamada ee dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada ee ka wada hadlaya hannaanka doorashada.
  • Somaliland Waxay Dhabarka Usarantahay 70 Jir Iyo 80 Jir Talo Iyo Tacab Midhna Ku HadhinSomaliland Waxay Dhabarka Usarantahay 70 Jir Iyo 80 Jir Talo Iyo Tacab Midhna Ku Hadhin
  • Shacabka Reer Hargeisa Oo Ka Cabanaya Shirkada Laydhka Ee SompowerShacabka Reer Hargeisa Oo Ka Cabanaya Shirkada Laydhka Ee Sompower
  • Madaxwayne Farmaajo Su’aalihii La Waydiiyey Iyo Siday Wax U DhaceenMadaxwayne Farmaajo Su’aalihii La Waydiiyey Iyo Siday Wax U Dhaceen
  • Waftigii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Gaadhay Dalka JaboutiWaftigii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Oo Gaadhay Dalka Jabouti
  • guriga xisbigaDawlada Hoose Oo Gabi Ahanba Xidhay Dhismihi Xisbiga Ee Caasimada Hargeisa Somaliland
  • shandhako geejireGudoomiyaha Degmada Macalin Haarun Garyaqaan Geeljire Oo Hawl Gal Ka Fuliyey Dooxa Weyn Ee Hargeisa
  • xamar mudahraadMuqdishu: Banaanbax Dhimasho Iyo Dhawaac Sababay
  • Wasaarada Caafimaadka Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Ha’ayada Save The ChildrenWasaarada Caafimaadka Oo Agab Caafimaad Kala Wareegay Ha’ayada Save The Children
  • Somaliland Iyo Taiwan Ayaa Ka Wadahadlay Xooginta Xidhiidhka Labada DalSomaliland Iyo Taiwan Ayaa Ka Wadahadlay Xooginta Xidhiidhka Labada Dal
  • Gudoomiyaha Xisbiga UCID Engineer Faysal Cali Waraabe Oo Aflagadeyey Beesha GabooyeGudoomiyaha Xisbiga UCID Engineer Faysal Cali Waraabe Oo Aflagadeyey Beesha Gabooye
  • Deadly Clashes In India's Bengaluru Over Facebook Post On ProphetDeadly Clashes In India's Bengaluru Over Facebook Post On Prophet
  • Qareenka Donald Trump Oo Sidii Xisbiga Wadani Yidhi “Waxaa Codeeyay Dad Dhintay”Qareenka Donald Trump Oo Sidii Xisbiga Wadani Yidhi “Waxaa Codeeyay Dad Dhintay”
  • Garyaqaan Geeljire Oo Dignin Udiray Hantilayaasha Caasimada Somaliland Ee HargeisaGaryaqaan Geeljire Oo Dignin Udiray Hantilayaasha Caasimada Somaliland Ee Hargeisa
  • Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo SomaliaMadaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo Somalia
  • faysal cali waraabeFaysal Cali Waraabe Oo Sheegay Inu Maxkamada La Tigsan Doono Xildhibaan Siciid Siraadle
  • simulated bhSheikh AbdiAzeez Oogle: Mucjisadii Abid Ugu Weynayd Oo Quranka Laga Helay
  • Reporter To Donald Trump: Do You Regret All The Lying To AmericansReporter To Donald Trump: Do You Regret All The Lying To Americans
  • Weerar Ka Dhacay Agagaarka Guriceel Oo Shan Qof Lagu DilayWeerar Ka Dhacay Agagaarka Guriceel Oo Shan Qof Lagu Dilay
  • Ex Wasiir Cali Waran Cade Iyo Madaxweyne Farmaajo Kuma Faqash Aha?Ex Wasiir Cali Waran Cade Iyo Madaxweyne Farmaajo Kuma Faqash Aha?
  • snmQaar Kamida Mujahidintii SNM Oo Ku Dayacan Gudaha Dalka Oo Ilmada Xejisan Kariwayey
  • Fal-Celinta Carabta Ee Heshiiska Dalalka Emirates Iyo IsraelFal-Celinta Carabta Ee Heshiiska Dalalka Emirates Iyo Israel
  • Raysal Wasarahii Hore Ee Dalka Malaysia Mohathir Mohamed Oo Laga Saray XisbigisiRaysal Wasarahii Hore Ee Dalka Malaysia Mohathir Mohamed Oo Laga Saray Xisbigisi
  • Is Bihar Police Running Parallel Probe? Two Ex-Mumbai CPs Julio Ribeiro and PK Jain SpeakIs Bihar Police Running Parallel Probe? Two Ex-Mumbai CPs Julio Ribeiro and PK Jain Speak
  • Hayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Heshiis La Saxeexatay Macadka GiMPA Iyo ACHHayada Shaqaalaha Dawlada Somaliland Oo Heshiis La Saxeexatay Macadka GiMPA Iyo ACH
  • Shirkada DP World Oo Saami Dhan 25% Kasiisay Dekedda Berbera Shirkad Isreal Laga LeyeyShirkada DP World Oo Saami Dhan 25% Kasiisay Dekedda Berbera Shirkad Isreal Laga Leyey
  • xildhibaan bidhiXildhibaan Bidhi Oo Ka Hadlay Qalabka Wasaarada Caafimadka Somaliland Ku Warejisay Gobolka Togdheer
  • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif GalaydhTaariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
  • Suxufi Samafale Cadi Maalik Muuse Coldoon Oo Xoriyadiisi Dib U HelaySuxufi Samafale Cadi Maalik Muuse Coldoon Oo Xoriyadiisi Dib U Helay
  • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-XaawoSomalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
  • Sheekh Abu Bushra Oo Ka Hadlay Hadal Dhawaan Kaso Yeedhay Qaar Kamida Culimada SomalilandSheekh Abu Bushra Oo Ka Hadlay Hadal Dhawaan Kaso Yeedhay Qaar Kamida Culimada Somaliland

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« Raysal Wasaare Mahdi Guleed Oo Ka Hadlay Khilaafka Badda Ee Somalia Iyo Kenya
Fal-Celinta Carabta Ee Heshiiska Dalalka Emirates Iyo Israel »
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
    • Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Ka Tanasulay Fikirkisi SoomaaliWeyn
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Qisada Murugada Leh Ee Hooyo Wiilkeeda Muqdisho Ku Xidhan Yahay Iyo Wasiir La Kulmay
    • Madaxweyne Cali MahdiMadaxweyne Cali Mahdi Oo Soo Bandhigay Talaabadii Ay Kula Dhqantay Villa Somalia
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
    • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
    • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
    • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
    • Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Hirgeliso Ha’ayd Qaran Oo Qabyaalada La Dagaalanta
    • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
    • Madaxweyne Saylici Oo Ka Soo Qayb Galay Xaflada Timacade University
    • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.