Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Social News
  • Somali News
  • Privacy Policy

Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran

Share

 

Berbera:(Herer).Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay dilka “xun” ee loo gaystay saynisyahankii sare ee Nukliyeerka ee Iran, kaasi oo Tehran ay ku eedeysay Israel.

“Imaaraadka Carabta waxay cambaareynayaan khaarijinta Mohsen Fakhrizadeh, waxayna ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada inay muujiyaan is xakameyn si looga fogaado in gobolka la geliyo heerar cuusb xasillooni darro ah, iyo halis amni,” waxaa sidaas qoraal ay twitter soo dhigtay ku tiri wasaaradda arrimaha dibedda Imaaraadka.

Wasaaradda ayaa dilka Fakhrizadeh ku qeexday “dambi aad u fool-xun”.

Fakhrizadeh, oo Israel ay ugu yeertay “aabaha” barnaamijka Nukliyeerka Iran, ayaa waxaa si darran Jimcihii loogu dhaawacay markii koox hubeysan ay weerareen gaarigiisa islamarkaana iska hor-imaad uu dhex-maray ilaaladiisa, meel dibedda ka ah magaalada Tehran, sida ays heegtay wasaaradda gaashaandhigga Iran. Wuxuu dhintay goor dambe.

Madaxweynaha Iran Hassan Rouhani ayaa ballan-qaaday in dalkiisa uu waqtiga ku habboon ka aargudan doono dilka, islamarkaana aanu ku dhici doonin “shirqool”.

Cambaareynta xooggan ee Imaaraadka Carabta ayaa imaneysa toddobaadyo kadib markii ay xiriir rasmi ah la yeesheen Israel.

Imaaraadka iyo Sacuudiga ayaa la rumeysan yahay inay xulufo ku yihiin sidii loo yareyn lahaa saameynta Iran ee gobolka, hase yeesheen Abu Dhabi ayaa la rumeysan yahay ina ka dabacsan tahay Riyadh.

  • downloadCunsuriyada Lagu Hayo Beelaha Gabooye Ee Somaliland
  • Madaxweyne Donald Trump Dib Ma Isku Sharxi Doonaa Doorashada 2024?Madaxweyne Donald Trump Dib Ma Isku Sharxi Doonaa Doorashada 2024?
  • President Donald Trump Returned To The Campaign Trail In Florida On MondayPresident Donald Trump Returned To The Campaign Trail In Florida On Monday
  • Taariikh Nololeedka Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil - Zakariye Tima CadeTaariikh Nololeedka Sheekh Mustafe Xaaji Ismaciil - Zakariye Tima Cade
  • Deadly Clashes In India's Bengaluru Over Facebook Post On ProphetDeadly Clashes In India's Bengaluru Over Facebook Post On Prophet
  • Ciidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Lacag Madaw Oo Dollar AhCiidanka Booliska Somaliland Oo Gacanta Ku Dhigay Lacag Madaw Oo Dollar Ah
  • Gudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Oo Soo Dhaweyey Shirka Midnimada Somaliweyn Ee JaboutiGudoomiyaha Barlamaanka Somaliland Oo Soo Dhaweyey Shirka Midnimada Somaliweyn Ee Jabouti
  • Reporter To Donald Trump: Do You Regret All The Lying To AmericansReporter To Donald Trump: Do You Regret All The Lying To Americans
  • Waxgaradka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Budhcad Dhuleedka Xukumada Muuse BiixiWaxgaradka Gobolka Togdheer Oo Ka Hadlay Budhcad Dhuleedka Xukumada Muuse Biixi
  • Diiwaangelinta Codbixiye Yaasha Oo Ka Billaabatay SomalilandDiiwaangelinta Codbixiye Yaasha Oo Ka Billaabatay Somaliland
  • Maxaa Kala Qabsaday Militaryga Dalalka Turkyga Iyo IsraelMaxaa Kala Qabsaday Militaryga Dalalka Turkyga Iyo Israel
  • maxresdefaultBeelaha Laga Tirada Badanyey Ee Somaliland Oo Lagu Haysto Degaanka Xabaalo Tumaalo
  • Waa Kuma Siyaasi Dr Cismaan Cumar DoolWaa Kuma Siyaasi Dr Cismaan Cumar Dool
  • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu AhaaDf Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
  • Beeni Raad Ma Leh - Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali BileBeeni Raad Ma Leh - Agaasimaha Madaxtooyada Somaliland Maxamed Cali Bile
  • Gabaygi Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi CabdiGabaygi Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi
  • Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo SomaliaMadaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo Somalia
  • Golaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Kufsiga Iyo Xadgudubyada JinsigaGolaha Wakiilada Somaliland Oo Ansixiyey Xeerka Kufsiga Iyo Xadgudubyada Jinsiga
  • Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Marxalada Cusub Ee Ay Gashay EthiopiaMadaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Marxalada Cusub Ee Ay Gashay Ethiopia
  • Xildhibaan Wali Ahmed - Dhalinyaradii Salaxley Si Bila Shuruda Ayaa Lagusi DayeyXildhibaan Wali Ahmed - Dhalinyaradii Salaxley Si Bila Shuruda Ayaa Lagusi Dayey
  • Xisbiga Kulmiye Oo Shurudo Ku Xidhay Musharaxiinta Doorashada GolayaashaXisbiga Kulmiye Oo Shurudo Ku Xidhay Musharaxiinta Doorashada Golayaasha
  • Xasan Sheekh Maxamud Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Edeeyey Qaran DumisXasan Sheekh Maxamud Oo Madaxweyne Farmaajo Ku Edeeyey Qaran Dumis
  • Taariikhda Musharax Cabdi Kariin Hassan Cabdi Garas Ee Golaha Deegaanka Ee Caasimada Somaliland Harg...Taariikhda Musharax Cabdi Kariin Hassan Cabdi Garas Ee Golaha Deegaanka Ee Caasimada Somaliland Harg...
  • ELM School Ee Magaalada Hargeisa Oo Caruurta Lagu Baro Diinta GaaladaELM School Ee Magaalada Hargeisa Oo Caruurta Lagu Baro Diinta Gaalada
  • Hogaanka Kililka 5aad Oo Shaaciyey Cudurku U Dhintay Cali Khaliif GalaydhHogaanka Kililka 5aad Oo Shaaciyey Cudurku U Dhintay Cali Khaliif Galaydh
  • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone BayraktarSaudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
  • ilowsha dhawaMuuse Biixi Ma Wuxu Ugu Abaal Guday Xadhig Iyo Jidh Dil Hal Gankii Xidigaha Geeska Ee Somaliland
  • Qoyska Muuse Biixi Oo Burburiyey Guryo Dhisan Oo Dad Danyari LeeyihinQoyska Muuse Biixi Oo Burburiyey Guryo Dhisan Oo Dad Danyari Leeyihin
  • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin CusubKenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
  • Axmed Madoobe Oo Sheegay Inu Dhamaday Khilaafki Udhaxeyey Isaga Iyo Xildhibaanada Golaha ShacabkaAxmed Madoobe Oo Sheegay Inu Dhamaday Khilaafki Udhaxeyey Isaga Iyo Xildhibaanada Golaha Shacabka

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« Xoghayaha Arimaha Gudaha Wadani Oo Kormeeray Xarumaha Diwaangalinta Degmada Dila
Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa »
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
    • Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Ka Tanasulay Fikirkisi SoomaaliWeyn
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
    • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
    • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
    • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
    • Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Hirgeliso Ha’ayd Qaran Oo Qabyaalada La Dagaalanta
    • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
    • Madaxweyne Saylici Oo Ka Soo Qayb Galay Xaflada Timacade University
    • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
    • Madaxwayne Farmaajo Su’aalihii La Waydiiyey Iyo Siday Wax U Dhaceen
    • Soo Dhawayntii Dhoobo Darood Ee London Iyo Kacdoonka Khaatumo Iyo Maakhir
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.