Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Social News
  • Somali News
  • Privacy Policy

Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa

Share

 

Muqdisho:(Herer)  Dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay inuu ciidankeeda ka tirsan yahay nin toddobaadkii hore bastoolad ula baxay islamarkaana rasaaseeyey shacab Muqdisho ka dhigayey dibadbax ka dhan ahaa madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Wasiirka Amniga Soomaaliya Xasan Xundubey Jimcaale, oo wareysi siiyey VOA ayaa xaqiijiyey in ninkaas uu ka tirsan yahay ciidamada booliska, islamarkaana uu ahaa ahaa dharcad.

Xundubey ayaa intaas ku daray in falkaas uu ahaa qalad dhacay, isla maalinkii ay dhacdadaas dhacdayna lasoo xiray ninka falkan ka dambeeyey, ayada oo uu hadda sugayo in la marsiiyo sharciga, sida uu hadalka u dhigay.

“Horta ogow ninka hadda aad ka warrameysaan islamarkii waa lasoo xiray, waa nin la yaqaan booliska ayuu ka tirsanaa, dharcad ayuuna xirnaa. Sharciga ayaa la marsiinayaa, sharcigana cid ka weyn ma lahan, qaladkana waa dhacayaa, cid kasta ayuu ka dhacayaa. Ninkaas waxaa laga qaatay go’aankii ku habboonaa,” ayuu yiri Xundubey.

Dhinaca kale, Xundubey ayaa sheegay in dowladda aysan diidaneyn in dadka ay ra’yigooda cabiraan, balse ay doonayaan inay sugaan amniga, sababtuna ay tahay in dadka dibad-baxaya ay kusoo dhuuman karaan dad kale oo rabshado wada, sida uu hadalka u dhigay.

  • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
  • Sheekh Abdirahman Dheere Kamida Culimada Somaliland Oo Aflagadeyey Beelweynta GarxajisSheekh Abdirahman Dheere Kamida Culimada Somaliland Oo Aflagadeyey Beelweynta Garxajis
  • Ethiopia Qalalaasaha Tigray Abiy Axmed, Muxuu Dagaal U Geliyay Ciidamada EthiopiaEthiopia Qalalaasaha Tigray Abiy Axmed, Muxuu Dagaal U Geliyay Ciidamada Ethiopia
  • Beesha Reer Gabiley Oo Ku Mudahraadey Shirkada Isgaadhsinta Ee TelesomBeesha Reer Gabiley Oo Ku Mudahraadey Shirkada Isgaadhsinta Ee Telesom
  • Boobe Yusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhdii AHN Mujahid Xasan Guure JamacBoobe Yusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhdii AHN Mujahid Xasan Guure Jamac
  • Xildhibaan Mustaf Ali Duhulow Oo Lagu Xidhay Casimada Somaliland Ee HargeisaXildhibaan Mustaf Ali Duhulow Oo Lagu Xidhay Casimada Somaliland Ee Hargeisa
  • Garyaqaan Geeljire Oo Dignin Udiray Hantilayaasha Caasimada Somaliland Ee HargeisaGaryaqaan Geeljire Oo Dignin Udiray Hantilayaasha Caasimada Somaliland Ee Hargeisa
  • Caabuqa Coronavirus Oo Kuso Laabtay Dalka SomaliaCaabuqa Coronavirus Oo Kuso Laabtay Dalka Somalia
  • Dhibatada Kala Haysata Dhalinyarada Iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi CabdiDhibatada Kala Haysata Dhalinyarada Iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi
  • Borama Oo Dagaal Ku Dhex Maray Ciidaanka Somaliland Iyo Jabhada SamaroonBorama Oo Dagaal Ku Dhex Maray Ciidaanka Somaliland Iyo Jabhada Samaroon
  • Somalia Oo Caydhisay Safiirkii Kenya, Una Yeedhay Danjirihii Ujoogay NairobiSomalia Oo Caydhisay Safiirkii Kenya, Una Yeedhay Danjirihii Ujoogay Nairobi
  • Gabaygi Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi CabdiGabaygi Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi
  • Deeqda RaashinkaSomaliland Oo Sheegtay Inay Deeq Rashina Gaadhsinayan Inka Badan 60.000 Oo Qoys
  • simulated bhSheikh AbdiAzeez Oogle: Mucjisadii Abid Ugu Weynayd Oo Quranka Laga Helay
  • dr gaboobeDr Cabdirisaaq Gaboobe Oo Talooyin Uso Jeediyey Bulshada Kana Hadlay Khilaafta Muuse Biixi Iyo Gaboo...
  • Abwaan Maxamed Cabdi Qalinle Oo Maanso Utiriyey Ururka Midnimo Charity FoundationAbwaan Maxamed Cabdi Qalinle Oo Maanso Utiriyey Ururka Midnimo Charity Foundation
  • Waxgaradka Beelaha Hawiye Oo Baaq Udiray Siyasiyinta Somaliland Ee Muqdishu JoogaWaxgaradka Beelaha Hawiye Oo Baaq Udiray Siyasiyinta Somaliland Ee Muqdishu Jooga
  • Puntland Oo Shuruud La Yaab Leh Ku Xidhay Shirka DhuusamareedPuntland Oo Shuruud La Yaab Leh Ku Xidhay Shirka Dhuusamareed
  • Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo U Quus Goyey Beesha Caalamka Iyo Dawlada SomaliaMadaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo U Quus Goyey Beesha Caalamka Iyo Dawlada Somalia
  • Baarlamaanka Somalia Oo Ka Dooday Ansixinta Miisaaniyada DalkaBaarlamaanka Somalia Oo Ka Dooday Ansixinta Miisaaniyada Dalka
  • Deg Deg: Weerar Iyo Dil Xalay Ka Dhacay Agagarka Madaxtooyada MuqdishoDeg Deg: Weerar Iyo Dil Xalay Ka Dhacay Agagarka Madaxtooyada Muqdisho
  • Xildhibaan Maryan Oo Rali Galin Kabixisay Hadalki Gafka Aha Ee Jinsiga IsgursadaXildhibaan Maryan Oo Rali Galin Kabixisay Hadalki Gafka Aha Ee Jinsiga Isgursada
  • Xildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Somalia Oo Ku Baaqay Kacdoon Ka Dhan Ah Madaxweyne FarmaajoXildhibaano Ka Tirsan Barlamaanka Somalia Oo Ku Baaqay Kacdoon Ka Dhan Ah Madaxweyne Farmaajo
  • Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeya Madaxda Dalka Somalia Iyo Al ShabaabWaa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeya Madaxda Dalka Somalia Iyo Al Shabaab
  • Ninkii Diiday Inu Hargeisa Duqeeyo Duuliye Sare Axmed DheereNinkii Diiday Inu Hargeisa Duqeeyo Duuliye Sare Axmed Dheere
  • Agaasimi Waxda Manahiijta Oo Soo Bandhigay Sabab Xilka Looga QadayAgaasimi Waxda Manahiijta Oo Soo Bandhigay Sabab Xilka Looga Qaday
  • Khudbadii Madaxwayne Farmaajo Oo Dhamaystiran Iyo Arimaha Uu Ka HadlayKhudbadii Madaxwayne Farmaajo Oo Dhamaystiran Iyo Arimaha Uu Ka Hadlay
  • Golaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Kufsiga Iyo SinadaGolaha Wakiilada Somaliland Oo Dood Ka Yeeshay Xeerka Kufsiga Iyo Sinada
  • Gudoomiyaha Degmada Macalin Haruun Garyaqaan Maxamed Geeljire Oo Ka Hadlaya Nidamka Cusub Ee Faylash...Gudoomiyaha Degmada Macalin Haruun Garyaqaan Maxamed Geeljire Oo Ka Hadlaya Nidamka Cusub Ee Faylash...
  • General Caare Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Isaga Iyo Raysal Wasaare Kuxigenka Somalia Mahdi GuuleedGeneral Caare Oo Ka Hadlay Xidhiidhka Isaga Iyo Raysal Wasaare Kuxigenka Somalia Mahdi Guuleed

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« Xasan Sheikh Maxamuud Oo Ka Hadlay Arinta Gobolada Sool iyo Sanaag
Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan »
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
    • Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Ka Tanasulay Fikirkisi SoomaaliWeyn
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Qisada Murugada Leh Ee Hooyo Wiilkeeda Muqdisho Ku Xidhan Yahay Iyo Wasiir La Kulmay
    • Madaxweyne Cali MahdiMadaxweyne Cali Mahdi Oo Soo Bandhigay Talaabadii Ay Kula Dhqantay Villa Somalia
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
    • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
    • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
    • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
    • Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Hirgeliso Ha’ayd Qaran Oo Qabyaalada La Dagaalanta
    • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
    • Madaxweyne Saylici Oo Ka Soo Qayb Galay Xaflada Timacade University
    • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.