Herer News Network

  • Home
  • Articles
  • English News
  • Social Issue
  • Social News
  • Somali News
  • Privacy Policy

Congress-ka Oo Soo Jeediyay Xil Ka Xayuubin Lagu Sameeyo Donald Trump

Share

 

WDC:(Herer). 222 xildhibaan oo Demoqoraadi ah, iyo 10 ka tirsan xisbiga Jamhuuriga ee madaxweynaha ayaa Haa ugu coddeeyay mooshinka lagu dalbay in xilka looga qaado madaxweyne Donald Trump, halka 197 dhammaantood ah Jamhuuri ay diideen mooshinkaasi.

Madaxweyne Donald Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Mareykan ah oo labo jeer dacwad xilka xayuubin ah uu Aqalka Wakiillada Maraykanku ku soo oogo, iyadoo xilligan lagu eedeeyey inuu kiciyay kacdoon ka dhan ah dowladda Maraykanka.

Dacwaddan xilka ka xayuubinta ayaa timid toddobaad ka dib markii koox careysan ay xoog ku galeen xarunta Aqalka Wakiillada Maryakanka, xilli ay socotay ansixita guushii Joe Biden uu ka gaaray doorashada. 5 qof ayaa ku dhintay rabshado ka dhacay Aqalka Congress-ka.

Madaxweyne Trump ayaa isagu toddobaadkan sheegay in khubadii uu u jeediyay taageerayaashiisa toddobaadkii hore ka hor inta aysan galin gudaha Aqalka Wakiillada ay khudbadaasi ahayd mid sax ah.

Nancy Pelsoi, afhayeenka Aqalka Hoose oo codeyntaas kadib warbaahinta la hadashay ayaa tiri. “Maanta, qaab ay labada xisbiba kuwada jiraan, wuxuu Aqalka hoose muujiyay inaanu jirin qof sharciga ka sareeya, xitaa madaxweynaha Mareykanka.”

Go’aanka Aqalka hoose ayaa loo gudbin doonaa golaha Senate-ka, laakiin golahani ma bilaabi doono maxkamadeynta dacwaddan kahor 20-ka Janaayo, marka Joe Biden uu qabto xilka madaxweynenimada, taasoo la micno ah in Trump uu ka badaabdi doono in si ceeb ah xoog looga saaro Aqalka Cad.

Si kastaba ha noqotee, Trump ayaa goor danbe wajihi doono maxkamadda Senate-ka, waxaana haddii dacwaddan lagu helo laga mamnuuni doonaan inuu mar kale soo haweysto kursiga madaxtinimada sannadka 2024.

“Donald Trump wuxu istaahilay inuu noqdo madaxweynihii ugu horreeyay taariikhda Mareykanka ee xambaara dacwad xilka xayuubin ah laba jeer,” sidaas waxaa yiri Senator-ka Dimuqraadiga ah Chuck Schumer, oo toddobaadka danbe noqon doona hoggaamiyaha Senate-ka.

“Golaha Senate-ka ayaa laga rabaa inay talaabo qaadaan oo sii wadaan maxkamaddeynta Trump.” Ayuu yiri Schumer

Isaga oo ku sugan Aqalka Cad, madaxweyne Donald Trump ayaa soo diray khudbad muuqaal ah. Trump khudbadaasi kagama hadlin dacwadda xilka xayuubinta ee lagu soo oogay, laakiin wuxuu diirada ku saaray codsi uu u jeediyay dadka Maraykanka oo ah inay midobaan oo ay ka hortagaan rabshadaha.

Trump ayaa yiri, “Marnaba cudurdaar looma sameyn karo rabashadaha. Cudurdaar ma laha ama lama aqbali karo. Maraykankaku waa dal ay sharciyo ka shaqeeyaan”

Kumannaan Ciidamo ah oo isugu jira boolis iyo kuwa ilaalada qaranka ayaa si weyn u ilaalinayay amniga xarutan congress-ka Maraykanka iyo waliba waddooyinka magaalada Washington, kaddib rabshadihii dhacay toddobaadkii hore.

Hay’adda FBI ayaa ka digtay in kooxo taageersan Trump ay qorsheynayaan inay weeraro kale geystaaan iyagoo ka careysan go’aanka ama dacwadda xil ka xayuubinta Trump iyo waliba caleemo-saarka toddobaadka danbe la caleemo saarayo Joe Biden madaxweynaha la doortay. Duqa magaalada Washington ayaa dadka ku booriysay inaysan gabi ahaan iman caleemo-saarka Joe Biden.

  • Nuxurka Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyey Jaamacadaa CammuudNuxurka Khudbadii Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyey Jaamacadaa Cammuud
  • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif GalaydhTaariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
  • Deadly Clashes In India's Bengaluru Over Facebook Post On ProphetDeadly Clashes In India's Bengaluru Over Facebook Post On Prophet
  • Ma Aqbalayno In Afar Sano Laga Ganaaxo Ciyaaraha Gobolada Gobolka TogdheerMa Aqbalayno In Afar Sano Laga Ganaaxo Ciyaaraha Gobolada Gobolka Togdheer
  • Garyaqaan Geeljire Oo Casuumad Kahelay Dawlada Hoose Ee Adis AbabaGaryaqaan Geeljire Oo Casuumad Kahelay Dawlada Hoose Ee Adis Ababa
  • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada HargaysaCiidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
  • Dowlada Federalka Somalia Oo Xiriirka U Jartay Dalka KenyaDowlada Federalka Somalia Oo Xiriirka U Jartay Dalka Kenya
  • Edna Adan Ismail with graduate nursesBarnaamij Ku Saabsan Edna Adan Maternity Hospital Hargeisa Somaliland
  • Gudoomiyaha Beelaha Hawiye Oo U Hanjabay Farmaajo Kuna Goodiyey Inuu Ka Shalayn DoonoGudoomiyaha Beelaha Hawiye Oo U Hanjabay Farmaajo Kuna Goodiyey Inuu Ka Shalayn Doono
  • djabouti portDhagayso: Djabouti Oo Marsooyin Bilaash Ah Sinaysa Dalka Ethiopia
  • Wefti Uu Hogaaminaay Wasiirka Arrimaha Dibedda Waddanka Malawi Ayaa Soo Gaadhay Magalada Hargeysa.Wefti Uu Hogaaminaay Wasiirka Arrimaha Dibedda Waddanka Malawi Ayaa Soo Gaadhay Magalada Hargeysa.
  • somaliland teachersUrurka Macaliminta Somaliland Oo Oloole Nadafadeed Ka Bilaabay Casimada Hargeisa
  • Boobe Yusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhdii AHN Mujahid Xasan Guure JamacBoobe Yusuf Ducaale Oo Ka Waramay Taariikhdii AHN Mujahid Xasan Guure Jamac
  • Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere ) Oo Ku Biiray Siyaasada SomalilandDuuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed Dheere ) Oo Ku Biiray Siyaasada Somaliland
  • Somaliland Waxay Dhabarka Usarantahay 70 Jir Iyo 80 Jir Talo Iyo Tacab Midhna Ku HadhinSomaliland Waxay Dhabarka Usarantahay 70 Jir Iyo 80 Jir Talo Iyo Tacab Midhna Ku Hadhin
  • Xildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow Oo Dhulka Ku Jiiday Mahdi GuuleedXildhibaan Mustafe Sheekh Cali Dhuxulow Oo Dhulka Ku Jiiday Mahdi Guuleed
  • XudeydiTaariikh Nololeedkii AHN Marxuun Fanaanka Xudeeydii
  • Raysal Wasaaraha Somalia Mudane Rooble Oo Booqasho Ku Tagay Garoonka MuqdishuRaysal Wasaaraha Somalia Mudane Rooble Oo Booqasho Ku Tagay Garoonka Muqdishu
  • Duulimaadyadiii Gudaha Dalka Somalia Oo Maanta Hakad Galay Iyo Muranka Ka TaaganDuulimaadyadiii Gudaha Dalka Somalia Oo Maanta Hakad Galay Iyo Muranka Ka Taagan
  • Waa Maxay Faraqa U Dhaxeya Coldoon Iyo Sheekhan Af Lagadeyey Beesha Cidagale WeyneWaa Maxay Faraqa U Dhaxeya Coldoon Iyo Sheekhan Af Lagadeyey Beesha Cidagale Weyne
  • Madaxweyne Muuse Biixi Oo Shurudo Ku Xidhay Midnimada Somaliland Iyo SomaliaMadaxweyne Muuse Biixi Oo Shurudo Ku Xidhay Midnimada Somaliland Iyo Somalia
  • Waa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeya Madaxda Dalka Somalia Iyo Al ShabaabWaa Maxay Xidhiidhka Ka Dhexeya Madaxda Dalka Somalia Iyo Al Shabaab
  • Gabay Ka Hadlaya Abaal La'anta Madaxweyne Muuse Biixi Oo U Tiriyey Abwaan Cismaan Ku JareGabay Ka Hadlaya Abaal La'anta Madaxweyne Muuse Biixi Oo U Tiriyey Abwaan Cismaan Ku Jare
  • Daarul Culuum Online Waa Dugsiga Barashada Diinta Islaamka Iyo LuuqadahaDaarul Culuum Online Waa Dugsiga Barashada Diinta Islaamka Iyo Luuqadaha
  • hqdefaultHees - Wiil Yar Oo Kamida Darbi Jiifka Rer Hargeisa Ee Somaliland
  • khaalid foodhaadhiDawlada Somaliland Oo Ka Hadashay Xadhiga Wariyaha Caanka Ah Ee Khaalid Foodhaadhi
  • Raysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo Arimaha Doorashooyinka SomaliaRaysal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo Arimaha Doorashooyinka Somalia
  • Madaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Marxalada Cusub Ee Ay Gashay EthiopiaMadaxwaynaha DDS Oo Ka Hadlay Marxalada Cusub Ee Ay Gashay Ethiopia
  • Shirkada Tiktok Oo Maxkamad La Tiisanaysa Madaxweyne Donald TrumpShirkada Tiktok Oo Maxkamad La Tiisanaysa Madaxweyne Donald Trump
  • Madaxweyne Farmaajo Oo Raysal Wasaare Kadhigtay Beesha Habar Gidir Ee HawiyeMadaxweyne Farmaajo Oo Raysal Wasaare Kadhigtay Beesha Habar Gidir Ee Hawiye

Share this:

  • Twitter
  • Facebook
  • More
  • LinkedIn
  • WhatsApp
  • Skype

Like this:

Like Loading...
« Dagaal Culus Oo Ka Dhex Qarxay Culimada Garxajis Iyo Habar Awal (Sacad Muuse)
Jadwalka Doorashada Somalia Oo Mar Kale Dhaqangeli Waayey »
    • RW.Rooble Oo Sheegay Inuu Dalku U Dhaqaaqay Doorasho Kana Hadlay Kulamadii Muqdisho
    • Maxay Kawada Hadleen Gudoomiyaha Cusub Ee Solja Iyo Midawga Suxufiyiinta Somaliland
    • Yuu Ahaa Bartilmaameedka Qaraxii Maanta Ka Dhacay Muqdisho?
    • Qof Goobjooga Oo Soo Bandhigay Sidii Loo Dilay Shiikh Somali Ah Oo Lagu Dilay Dalka Australia
    • Df Somalia Oo Xabsiga Dhigtay Ninkii Dhawaan Dumarka Baastoolada Ula Baxay Iyo Wuxuu Ahaa
    • Somaliland: Xukumada Oo Dib U Dhis Ku Samaynaysa Masaajidka Qiblateynka Ee Saylac
    • Somalia Oo Kenya Ku Eedaysay Inay Hubaynayso Maleeshiyaad Weerar ku Qaada Balad-Xaawo
    • Xildhibaan Mustafe Qodax Oo Ka Tanasulay Fikirkisi SoomaaliWeyn
    • Xukuumadda Oo Billaabeysa Hannaanka Doorashada Iyo Mucaaridka Oo U Jawaabay
    • Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
    • Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
    • Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
    • Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
    • Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
    • Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
    • Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
    • Qisada Murugada Leh Ee Hooyo Wiilkeeda Muqdisho Ku Xidhan Yahay Iyo Wasiir La Kulmay
    • Madaxweyne Cali MahdiMadaxweyne Cali Mahdi Oo Soo Bandhigay Talaabadii Ay Kula Dhqantay Villa Somalia
    • Shirkii Villa Somalia Uga Socday Farmaajo Iyo Maamulada Iyo Go’aano La Gaadhay
    • Madaxwayne Farmaajo Oo Khudbad Xiiso Leh Jeediyey Iyo Arimo Qosol badan
    • Yaa Ka Danbeeyay Weerarki Xagga Internetka Ee Lagu Qaaday Mareykanka?
    • Cabdi Xaashi Oo Ka Hadlay Madaxda Soomaaliyeed Ee Caruurtu Qurbaha U Joogaan
    • Wararkii Ugu Dambeeyay Sudaan Oo Sheegtay Inay Qabsatay Dhulki Ethiopia Ka Haysatay
    • Kenya Oo Ku Dhawaaqday Inay Dacwad Ka Gudbinayso Somalia Iyo Arin Cusub
    • Baarlamanka Maamul Goboleedka Puntland Oo Xasaanadda Ka Qaaday 8 Xildhibaan
    • Ciidanka Booliska Somaliland Oo ka Hadlay Dhacdo Dil Ah Oo Ka Dhacday Magaalada Hargaysa
    • Saudi Arabia Oo Dawlada Turkey Ka Dalbatay Diyarada Drone Bayraktar
    • Madaxwayne Farmaajo Iyo Musharixiinta Somalia Mucaaridka Ah Oo Kulan Yeelanaya
    • Somaliland Oo Loogu Baaqay In Ay Hirgeliso Ha’ayd Qaran Oo Qabyaalada La Dagaalanta
    • Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Baaq Qaylo Dhaan Ah U Direy Xukuumada Somaliland
    • Madaxweyne Saylici Oo Ka Soo Qayb Galay Xaflada Timacade University
    • Taariikh Nololeedkii AHN Professor Cali Khaliif Galaydh
Newshun WordPress Theme By MagPress
Thanks To Free MMO | VPS Hosting | Shared Hosting
Copyright © 2021 Herer News Network  All Rights Reserved.