

Urur Goboleedka IGAD Oo Madaxda Somalida Ugu Baaqay In Ay Dib Ugu Noqdaan Miiska Wada Hadalada
Muqdisho:(Herer).Urur Goboleedka IGAD Oo Madaxda Somalida Ugu Baaqay In Ay Dib Ugu Noqdaan Miiska Wada Hadalada
Dhalinyarada Habar-Gidir: Markii Raysal Wasaare Rooble Xilka Qabtay, Maxaa Kasoo Uray Dawlada
Muqdisho:(Herer) Magaalada Muqdisho Waxaa Kulan Ku Yeeshay Dhalinyarada Iyo Aqoonyahanka Kasoo Jeeda Beesha Habar-Gidir, Waxaana Kulankooda Looga Hadlay Xaalada Dalka, Iyadoona Sidoo Kale Taageero Loogu Muujiyey Dawlada Somalia Iyo Xasiloonida Caasimadda Dalka.
Dadka Ku Nool Gobolada Ontario Iyo Quebec Ee Dalka Canada Ayaa Lagu Soo Rogay Xayiraad Dhanka Safarka Ah
Isu socodka gobollada Canada oo xayiraad lagu soo rogay Dadka Ku Nool Gobolada Ontario Iyo Quebec Ee Dalka Canada Ayaa Lagu Soo Rogay Xayiraad Dhanka Safarka Ah, Taasoo U Diideysa Inay U Safraan Gobolada Kale Ee Dalkaas Sababo La Xiriira Kororka Xanuunka COVID-19.Sida Uu Ku ...
Madaafic Lagu Duqeeyey Madaxtooyada Villa Somalia Dhimashada Iyo Dhawaca Oo Tirada Ka Batay
Muqdisho:(Herer).Madaafic Lagu Duqeeyey Madaxtooyada Villa Somalia Ee Muqdisho Aya Waxa Ku Dhintay Laba Qof Halka Dhawacuna Gaadhayo Dhowr Iyo Toban Dhawaca. Madafiicdan Aya Si Khaldan Uguso Dhacay Xaafad Katirsan Dagmada Boondheere.
Suuqyada Magaalada Hargeisa Aya Laga Dareemaya Sixir Bararka Ku Yimid Meceeshadaha Kala Duwan
Hargeisa:(Herer). Suuqyada Magaalada Hargeisa Aya Laga Dareemaya Sixir Bararka Ku Yimid Meceeshadaha Kala Duwan Iyado Lagu Jiro Bisha Barakaysan Ee Ramadaan. Shacaabka Ayaa Baaq Udiray Xukumada Somaliland Iyo Cid Walba Oo Ay Khusayso.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur: Farmaajo Wuxu Haysta Fursadii Ugu Danbaysay Ee Ku Badbadi Laha
Muqdisho:(Herer). Musharax Cabdiraxmaan Cabdisharkuur Oo Dignin Iyo Wanaba Udiray Madaxweynaha Xiligiisu Dhamaaday Ee Farmaajo Isaga Oo Yidhi - Farmaajooy Waxad Haysata Fursadi Ugu Danbaysay Ee Ad Ku Badbaadi Lahayd.
Wasaarada Shaqo Gelinta Somaliland Oo Bisha Ramadaan 240 Qoys Gaadhsiiyay Deeq Raashin Ah
Hargeisa:(Herer). Wasaarada Shaqo Gelinta Jamuuriyada Somaliland Aya Bisha Barakaysan Ee Ramadaan 240 Qoys Oo Danyar Ah Gaadhsiisay Deeqo Raashin Ah.
Jig jiga: Xisbiga Barwaaqo Ayaa Iska Fogeeyay Eedaymo Uga Yimid Axsaabta Mucaaridka Ah
Jig Jiga:(Herer). Xisbul Xaakimka Barwaaqo Ee Dawlad Deegaanka Ismaamulka Soomaalida Ethiopia Aya Iska Fogeeyey Eedaymo Uga Yimid Axsaabta Mucaaridka Ee Ka Jira Dalka Ethopia.