Articles


Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
Hargeisa:(Herer).Gudoomiyaha Solja Oo Ka Hadlay Saxafiyinti Qaadacay Shirwaynihi 7aad Ee Ururka Solja
Dawladaha Masar & Sudan Oo Shaaciyey Heshiis Cusub Oo Ay Kala Saxeexdeen
Hargeisa:(Herer).Dawladaha Masar & Sudan oo shaaciyey Heshiis Cusub oo ay kala saxeexdeen +Wuxu daaran yahay.
Galmudug: Raggii Balanbale Ku Diley Saraakiisha Xooga Dalka Oo Lasoo Qabtay
Garoowe:(Herer) Ciidamada xooga dalka ayaa gacanta kusoo dhigay rag lagu eedeeyey inay ka dambeeyeen dilal loo geystay Saraakiil ciidan oo ka tirsan kuwa xoogga dalka. Howl-gal qorsheysan oo ciidamadu fuliyeen ayaa waxa lagu soo qabtay 2 Nin oo lagu eedeeyey inay bishii December ee sanadkii dhamaaday ...
Xisbiga Waddani Oo Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweyne Muuse Biixi Ee Kenya
Hargeisa:(Herer). Siyaasiyiinta Xisbiga Wadani Aya Ku Kala Qaybsamay Safarkii Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ku Tagay Dalka Kenya Iyago Qarna Tageereen Kuwa Kalena Ay Dhaliilo Uso Jeediyeen.
Dibadbaxyo Ka Dhan Ah Go’aankii Madaxweyne Deni Oo Ka Dhacay Magaalada Boosaaso
Boosaaso:(Herer).Banaanbaxyo xoogan oo ay soo abaabuleen dad ka caraysan go’aan uu dhowaan soo saaray madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta ka dhacay magaalada Boosaaso. Go’aanka ay dadku ka careysan yihiin ayaa ah amar uu madaxweyne Deni soo saaray oo uu ku joojiyey lacagtii shillin Soomaaliga ...
Imaaraadka Carabta Oo Jawaab Aan La Fileyn Ka Bixiyey Dilka Saynisyahankii Nukliyeerka Iran
Berbera:(Herer).Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa cambaareysay dilka “xun” ee loo gaystay saynisyahankii sare ee Nukliyeerka ee Iran, kaasi oo Tehran ay ku eedeysay Israel. “Imaaraadka Carabta waxay cambaareynayaan khaarijinta Mohsen Fakhrizadeh, waxayna ugu baaqayaan dhammaan dhinacyada inay muujiyaan is xakameyn si looga fogaado in gobolka la geliyo ...
Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Ethiopia Oo Dagaalo Qadhaadh Ay Ka Dhaceen
Hargeisa ( Herer) Cisbitaalka weyn ee caasimadda gobolka Tigray ee dalka Itoobiya waxaa gabaabsi ku ah dawada, xilli lagu dabiibayo dadkii ku soo dhaawacmay dagaalka Waqooyiga itoobiya ka socda, sida ay sheegtay hay`adda Laanqeyrta Cas. Ra`iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Sabtidii sheegay in ciidamada federaalka ay ...
Raysal Wasaaraha Somalia Mudane Rooble Oo Booqasho Ku Tagay Garoonka Muqdishu
Xamar:(Herer).Ujeedka kormeerka Ra’iisul Wasaaraha Ayaa Ahaa Mid Uu Ugu Kuur-Galayay Hawlaha Baaxada Leh Ee Ka Socda Garoonka, Isagoo Kormeeray Qeybaha Kala Duwan Oo Ay Ka Mid Yihiin Duulista, Saadaasha Hawada Iyo Socdaalka.